April 2015

Khilaafka maamulka gobolka Hiiraan oo sii xoogeystay

Gudoomiyaha degmada Baladweyn Maxamed Cusmaan Khalafow ayaa gaashaanka u daruuray xilka-qaadis uu ku sameeyay gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdifitaax Afrax. Khalafow ayaa sheegay in aysan jirin xil laga qaaday, welina uu yahay gudoomiyaha degmada Baladweyne. Gudoomiyaha…











Kunka Shilin ee Soomaaliga oo dhintay

Alle ha u Naxariistee Waxaa Isbitaal ku yaala Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku Geeriyootay Xaawo Nuur Hiraabe oo kamid aheyd Labada Haween ee ku Sawiran Kunka Shilinka Soomaaligaa. Xaawo Nuur Hiraabe oo Mudooyinkaan Xanuun…


Garoonkii Ceel Axmed Oo Dib Loo Howlgalinayo(Sawiro)

Garoonka Ceel-Axmed waxaa uu ahaa garoon diyaaradeed oo ay isticmaalaan hey’adaha samafalka waagii berisamaadkii, kadib burburkii dowladii dhexe waxaa sidoo kale adeegsan jiray hey’adaha samafalka ee isugu jira kuwa maxaliga iyo caalamiga. Garoonka Ceel-Axmed waxaa…



Ciidamo Lagu Arkayo Wadada Warshadaha

Gabi ahaanba waxaa saaka xiran qeybo kamid ah Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo aad u tiro badan ayaa wadada qeyb ka jooga kuwaa oo dadka iyo gaadiidka wadada ka celinaya. Sidoo kale waxaa ciidamada…