Daawo Heestii Gabre Ee Kooxda Qeyladhaan “Wuxuu Geed yiri Mar hore hadaan gabalkey Ku jirin, Wallee Gudiney aniga Salkay Ma goyn kartee”

Kooxda qayla dhaan ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa hees ay soo qaadeen ku cabiray cida heysa talada dalka iyo hagar daamada ka jirta.

cowslafil.com