Monthly Archives: November 2017

  • Tacsi Qaran oo Loo dhigay Xildhibanadi ku Geeriyooday Hotel Naasa Hablood

    Waxa maanta Hotelka SYL ee magaalada Mogadishu lagu qabtay tacsidi Xildhibaanadi hore ee Barlamaanka 9aad ee dhawaan lagu xasuuqay Hotel Naasa hablood  waxaaana kasoo qeyb galay dad aad u tiro badan oo ay ka mid yihin xildhibaano barlamaan iyo wasiiro kuwaas oo muujiyey sida ay uga xun yihin xasuuqa meshaas ka dhacay waxay alle uga […]