MAAMUUL GOBOLEEDKA WESTLAND STATE oo si xowli ah ku socda qaab dhismeedkiisa iyo in la sugo nabadgelyada Gobolka Waxaa maalmahan si xowli ah ku socda dhismaha iyo in la dhaqaajiyo maamulka goboleedka WESTLAND STATE oo ay qeyb ka yihiin dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Hiiraan. Hogaanka Maamul goboleedkan ayey ka go’an tahay in […]
Kulan ay isugu yimaadeen Jaaliyada Soomaalida Itoobiya ee Norway oo ka Dhacay Oslo … Maalintii axada, 21.september.2014, waxaa lagu qabtay shir iyo qado sharaf balaaran oo ay isugu yimaadeen dad fara badan oo isugu jira xubnaha Jaaliyada Soomaalida Norway iyo marti sharaf. Shirkaas oo ay ka hadleen hogaanka iyo xubnaha kala Duwan ee Jaaliyada Soomalida […]
Wafti balaaran oo hogaaminayo boqorka beelaha direed boqor abdikhadir ismaa’iil yussuf ayaa gaaray wadanka Kenya iyo degaanada Beelaha Direed
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA