Dhageyso: Beesha Surre Oo Ka Soo Horjeesatay Arimo Laga Damacsan Yahay Gobolka Hiiraan

Odayaal ka soo jeeda beesha Surre oo ka mid ah beelaha Direed ayaa si kulul uga hadle qorshe la sheegay in la doonayo in lagu kala jaro gobolka Hiiraan.

Odayaasha Surre oo shir jaraai’d ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa intaa ku daray in aysan jirin wax heshiis ah oo laga gaaray colaada Hiiraan, aysana soconeyn shirka la sheegay in lagu qabanayo Baladweyne.

Odayaasha ayaa dhinaca kale sheegay in aysan ogolaaneyn in la kala jaro gobolka Hiiraan.

cowslafil.com

10 Comments on "Dhageyso: Beesha Surre Oo Ka Soo Horjeesatay Arimo Laga Damacsan Yahay Gobolka Hiiraan"

  1. Kkkkkkkk waxa calaacal ka dhacaayo.maxaa xawaadlle kuu geeyay markii hore aawey rufiyaanadii xiimaay oo beenta kuu sheegi jiray.dhibka maanta ku haysta kuguma dhici laheyn hadaadna dagaalami lahayn deefoowna edeb u joogi laheyd. ee ha idika saarto.

  2. fesal adiga maxaa si kaa ah ma demeer ayaah kadhacdey. mise debel ayaah ku martey. waayo aqligaah dah uu gaban yahey. ku layaabi mayeh. waxa ku dhaley qaadicul dariq. mar hore ayey aheed gacnah in lagaa gooyo.in shalaah mardhow way imnaeysaah. hasu gin ween.

  3. War tuug xawadle waa run calacal maxad u taqana markii bentii ad kutugsanay say calamka iyo kuwii kumaqarsartay si ad xolo u heshid lagu kashifay faisay joog ninkii lagawayo sojifo alaga helaa weynu isu fadhina tugsigaga iyo balanbal kaga soo dhameyso sure wey is dhar saden dhimasho diyaar baa u nahay wacad waxan kumarnay marnaba degankena in lugta xawadle soo gelin karin asigoo rayid ah ma ahanee haday noqoto in ad soo adegsataan kuwii idin maqar sarayna waxad naga sugtan xelad dagaaal guuul iyo goba nimo qow miyada direed iyo israc sanan barako leh

  4. feysal afkaaga kala bax beesha Gaaljecel dagaalka hadii leydiinkiiga adkaaday dagaalka ma ooynesaa kkk

  5. Mutante ha gasto gaaljecel.kabtaa qalafoow reer baadiye ah markaad Xawaadlle iska. Celin weysey aad qolo suusi la yiraahdo rufiyaan u noqotay..qaraar com..

  6. Kkkk kkkk aryaada Gaaljecel maxaa ka rabtid shaqaba kuma laha waxaan surre iyo xawaadle aan idiin heshiisiina weliba hada sure ayaa gacanta Sara leh ee nabada asaga ayaan ka rabna please

  7. wardaad. besha galjrcel gobwaayeh hawiyeh ah oo nasab ah islam ah. waanah tagersanahey. gobalkah nah galjecel ayan u aqonsanahey. oo ayagaah majorati ka ah. afartsh xabo xawdaleh waah in ley is kaqabtaah. sidee ku dhacdey. in eysan kaljecel eyaan helin duqa magaladah waah in ey helaan duqa magaladah wuxuu u dagi lah yahey gobalkah dad kii xaaa ulahaa.ayaan xukunkah aaban. viva galjcel

  8. Beesha surre waxaan ka codsaneyna Inay nabada Gobolka ka qeyb qaatan Mar haday deegaankoodi ku soo noqdeen aynan xad gudbin

  9. Awad waxaa tahay koyto koyto dhalay waxba gaaljecel kuuma qaban karo sidaadood kalentna kooyto maha gaaljecele. meeshaad xawaadle ka gali laheed diyaarso waana lagu xasuuqaa mardhow qaxooti aan dhul lahayn

  10. Gaaljecel xagee ku danbeeyay kabtaa qalafoowgii gudoomiyi ku sheegi B/weyne waa la qararmsadey Awalba waxba ma qori aqoon waxaa meesha loo geeyay in uu cawaantiisa baadiyaha ka soo raro.

Leave a comment

Your email address will not be published.