Monthly Archives: June 2014





  • Deg deg: Dagaal Qaraar oo ka socda tuulada Sagaaroole

    Deg deg: Dagaal Qaraar oo ka socda tuulada Sagaaroole Warar hadda naga soo gaaray Tuuladda Sagaaroole ee gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in xilligan uu ka socdo tuulada Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Deegaanka iyo Maleeshiyada dhul-boobka ka wada gobolka. Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii Maleeshiyada Hawiye ee maanta 8 qof looga dilay meel u […]






  • Wararkii ugu danbeeyey ee degaanka Deefow

    Wararkii ugu danbeeyey ee degaanka Deefow Wararka inaga soo gaaraya degaanka Deefow ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maalintii jimcaha shalay ay markale isku dayeen beelaha dhibka ka wada degaanada Deefow iyo Kabxanley in iyagoo soo gashtay shaar dowladeed ay rabeen in ay gudaha u galaan degaanka Deefow, uguna hanjabaan dadka degaanka hubka iyo shaarka ciidamada […]


  • Xog:Maxaa sabab u ah naflacaarimada ka muuqata Hawiye iyo wadooyinka u furan

    Xog:Maxaa sabab u ah naflacaarimada ka muuqata Hawiye iyo wadooyinka u furan Run ahaatii dhul-gariir siyaasadeed oo aysan fileyn ayaa ku dhacay Kooxda Axmed Diiriye iyo Xaad ama Hawiye, kaas oo si cad looga dheehan karo hab dhaqankooda maalmihii ugu dambeeyay. Dhul-gariirka siyaasadeed ee ku dhacay kooxda Axmed Diiriye iyo Xaad ayaa soo bilowday markii […]



  • Dhageyso: Amisom Oo Taageertay Aqoonsiga Maamulka Koonfur Galbeed

    Dhageyso: Amisom Oo Taageertay Aqoonsiga Maamulka Koonfur Galbeed Afhayeenka AMISOM Col. Cali Aadan Xumud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin aqoonsiga ay heleen Maamulka Koonfur Galbeed ee Ka kooban Gobolada Baay, Bakool iyo Shabeelada hoose. Mr. Xaamud ayaa tilmaamay in AMISOM ay taageereyso Maamulka Koonfur Galbeed kaasoo ka kooban Seddex […]





  • Deg deg: Dagaal goor dhow ka qarxay deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan

    Deg deg: Dagaal goor dhow ka qarxay deegaanka Deefow ee gobolka Hiiraan   Dagaalkan ayaa waxaa la gu soo waramayaa in ay soo qaadeen maleeshiyaadkii sanadkii hore Qabsaday deegaanka kabxanley ee gobolka hiiraan iyadoo shacabkii kabarakacay deegaanka Kabxanleyna ay hada ku nool yihiin deegaanka hada dagaalka kabilawday. Wararka naga soo gaaraya halkaas ayaa waxa ay […]




  • Dowladda Mareykanka oo soo dhoweysay Heshiiska Saddexda Gobol lagu Ansixiyay

    Dowladda Mareykanka oo soo dhoweysay Heshiiska Saddexda Gobol lagu Ansixiyay

    Ergeyga gaarka ah dowladda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRS) James P. McAnulty ayaa soo dhoweyyey 23da June Saxiixa Heshiiska dhexmaray maamulada Saddexda iyo Lixda gobol ee Koonfur Galbeed, si loo meel mariyo xalka dhismaha maamulka saddexda gobol ee Baay, Bakool iyo Shabeelada Hoose ee koonfurta Soomaaliya. Dowladda Mareykanka waxay ku ammaaneysaa hoggaanka labada dhinac […]