Monthly Archives: November 2015


  • NISA oo xabsi dhigtay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan

    Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifatah Hassan Afrax oo doraato loo soo qaaday magaalada Muqdisho ayaa hadda ku sugan xabsiga. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa la geeyey xarunta Nabadsugida magaalada Muqdisho ee loo yaqaan Habar Qadiijo, iyadoo wararku ay sheegayaan inuu yahay eedeysane u xiran, laguna sameyn baaritaan, waxaana arrintaas gacanta ku haya Xeer Ilaalinta qaranka. Dilka Mahdi […]


  • Daawo Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

    Dagaal laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala Duwan ayaa maanta ka dhacay magaalada Galkacayo iyadoo ciidamo kala taabacsan labada maamul gobaleed ee Puntland iyo Ciidan taabacsan Maamulka C/kariin Xuseen Guuleed ay isku fara saareen xaafada Garsoor. Inta la ogyahay dagaalkii maanta waxa ku geeriyooday in kabadan toban ruux oo dhinacyada dagaalamay ah iyo dhaawac oo la […]


  • Madhabaa in uu xiran yahay gudoomiyaha gobolka Hiiraan

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa galabta si deg deg ah u yimid magaalada Muqdisho, kadib markii loo yeeray, si wax looga weydiiyo kiiska dilkii ahaa oo uu ku lug yeeshay, kaasoo 14-kii bishan Ilaaladiisa ay u geysteen Sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobey magaalada Beledweyn. Dilka Sarkaalkaas oo lagu magacaabi jiray Mahdi Xuseen Shiikhaal […]







  • Meydka Genaraal Dhegabadan Oo Salaada Janaasada Loogu Tukaday Masjidu Shuhadaa (Sawiro)

    Meydka allah u naxariistee Marxuum C/kariin Yuuusf Aadan Dhegabadan ayaa maanta salaada Janaasada loogu tukaday Masjidu Shuhadaa oo ku yaala Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Salaada Janaasada ayaa waxa ka qeyb galay Madaxda Dalka, Wasiiro Xildhibaano, Saraakiil Ciidan iyo ehelada Genaraalka Geeriyooday. Markii salaada Salaada Janaasada lagu tukaday ka dib ayaa meydka loo duuliyey Degmada […]



  • Dhegeyso Maxaad Ka Xusuusataa Generaal Dhega Badan Warbixn Kooban

    Allah u naxriistee Generaal C/kariin Yuusuf Aadan (Dhegabadan) Aabaanduulihii hore ee Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo maanta ka mid noqday dadkii ku geeriyooday weerarkii lagu qaaday Hotel Saxafi ayaa kasoo jeeda Degmada Xeraale ee Gobolka Galguduud. Generaalka ayaa ciidanka Xooga kusoo biiray bartmahii sanadii todobaatameeyadii waagii dowladii Milateriga ee Maxamed Siyaad Barre, waxaana daraja ahaan […]


  • Hotel saxafi oo saaka aroortii qarax ismiidaamin iyo gudaha loo galay

    Hoteelka Saxafi oo ah hodheelka ugu weyn Magaalada Muqdisho fac ahaan ayaa waxaa saaka aroortii salaada subax lagu weeraray Qarax ismiidaamin ah waxaana wararka qaar ay sheegayaan in gudaha loo galay hoteelka. Qaarkamid ah dadkii kusugnaa gudaha hoteelka oo ka war bixiyey ayaa waxay sheegayaan in dabley hubeysan ay gudaha ugaleen hodheelka. Hoteelka ayaa waxaa […]