Monthly Archives: December 2018


  • Shirweyne wadatashi Gurre Dhaamoole

    Waxaa xi xowli ah ku socda shirar wadatashi oo ay yeelan dhamaan beelaha ku Abtirsado beelweynta Direed ee ku dhaqan dhamaan geeska Afrika, shirarkaas oo hadafkoodu yahay mideynta iyo isku xirka beelah Direed. Halkan waxaan idiinku soo gudbin shirweynaha wadatashiga Gurre Dhaamoole oo dhawaan ka dhacay Somali State. cowslafil.com



  • Baaq Nabadeed beelaha Surre iyo Xawaadle

    Ku: Madax dhaqameedka iyo waxgaradka Beesha Surre (Dir) Ku: Madax dhaqameedka iyo waxgaradka Beesha Xawaadle (Hawiye) Ku: Maamulka Gobolka Hiiraan Ogeysiin: Saxaafada ku hadasha afka Somaliga. Ogeysiin: Xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Ujeedo Baaq Nabadeed Golaha Guurtada ee Ururka Midnimada Direed waxay halkan baaq nabadeed uga dirayaan beelaha Surre (Dir) iyo Xawaadle (Hawiye) oo in […]


  • Baaq Nabadeed, KU: Beelaha Jaarso (Dir) iyo Gerri (Daarood)

    Ku: Madax dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Jaarso (Dir) Ku: Madax dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Geri (Daarood) Ku: Xukuumada Somali State Ogeysiin: saxaafada ku hadasha afka Somaliga . Ogeysiin: xukuumada federaalka ah ee dadka Itoobiya Ujeedo Baaq Nabadeed Golaha Guurtada ee Ururka Midnimada Direed waxaa ay halkan baaq nabadeed uga dirayaan beelaha Jaarso (Dir) iyo Geri […]