MAAMUUL GOBOLEEDKA WESTLAND STATE oo si xowli ah ku socda qaab dhismeedkiisa iyo in la sugo nabadgelyada Gobolka

MAAMUUL GOBOLEEDKA WESTLAND STATE oo si xowli ah ku socda qaab dhismeedkiisa iyo
in la sugo nabadgelyada Gobolka

Waxaa maalmahan si xowli ah ku socda dhismaha iyo in la dhaqaajiyo maamulka goboleedka WESTLAND STATE oo ay qeyb ka yihiin dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada gobolka Hiiraan.

Hogaanka Maamul goboleedkan ayey ka go’an tahay in la dhiso maamul ay u dhan yihiin dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka Hiiraan, laguna midoobo in laga fogaado qilaaf iyo  in laga horumariyo danaha gaarka ah danta guud iyo qaranimada umada soomaaliyeed.

Maamulka ayaa wada shaqeyn buuxda la leh dowlada Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM ee ku sugan gobolka,
mar walbana garab ku siiyo ciidamada AMISOM howlaha lagu xoojin nabad galyada Gobolka. Howlgalo dhanka
amaanka ayey ciidamada WESTLAND STATE iyo AMISO ay ugu xoreyn xarakada AL-SHABAAB
ayaa waxaa laga fuliyey dhamaan degaanadan hoos ku xusan

1. Degmada Qurac jomo
2. Fax libaax
3. Tiyeeglow
4. Ceel cade

Howl galo dhanka amaanka oo saf balaaran ah ayaa waxaa hadda ku wajahan  agagaarka Baladweyne
oo mar dhaw la soo afjari doono in laga xoreeyo AL-SHABAAB dhamaan degaanada gobolka HIIRAAN.

cowslafil.com

2 Comments on "MAAMUUL GOBOLEEDKA WESTLAND STATE oo si xowli ah ku socda qaab dhismeedkiisa iyo in la sugo nabadgelyada Gobolka"

  1. Walee waa guul usoo hoyatay mamulka westland state waxan leyahay cadawgiina haa jabo aamoin aaamiin halkiima kasiiwada ayaa leyahay

  2. westland asxaabeey yaa isku halayneeysiin mar kaad deegaano aadan udhalan aad sheeganeeysaan geeleey ayaad tihiin oowaxmagarad ayaad ubadan tihiin maxaa howlgal sameesaan adinkaa iskuyaabanee

Leave a comment

Your email address will not be published.