Garoonkii Ceel Axmed Oo Dib Loo Howlgalinayo(Sawiro)

Garoonka Ceel-Axmed waxaa uu ahaa garoon diyaaradeed oo ay isticmaalaan hey’adaha samafalka waagii berisamaadkii, kadib burburkii dowladii dhexe waxaa sidoo kale adeegsan jiray hey’adaha samafalka ee isugu jira kuwa maxaliga iyo caalamiga.

Garoonka Ceel-Axmed waxaa uu ku yaalaa duleedka Degmada Marka, waxaa uu magaalada ka jiraa dhanka koonfureed ee magaalada, qiyaas ahaan waxaa uu u jiraa toban kilo meter(10KM).

Garoonka Ceel-Axmed ayaan wax diyaarado ah kasoo deign mudo badan, kadib markii Xarakada Alshabaab la wareegeen gacan ku heynta gobolka Shabeellada hoose.

Ceel-Axmed waxaa ay martigelisay guutadii ugu horeysay ee ciidamada Madaniga ah ee manta ka howlgala deegaano shabeelada hoose ka tirsan.

Hey’ado isugu jira kuwo maxali ah iyo kuwa UNka ayaa qorsheynaya inay dayactir ku sameeyaan garoonka Ceel-Axmed, iyadoo ay mas’uuliyiin deegaanka ah ay ku tageen kormeer indha-indhayn ah. Waxaana larajeynayaa in dib loo howl geliyo garoonka Ceel-axmed.

CEEL-AXMED-620x330

CEEL-AXMED-620x331

CEEL-AXMED-620x333jpg

CEEL-AXMED-620x334jpg

CEEL-AXMED-620x335jpg

CEEL-AXMED-620x336jpg

CEEL-AXMED-620x337jpg

cowslafil.com

3 Comments on "Garoonkii Ceel Axmed Oo Dib Loo Howlgalinayo(Sawiro)"

  1. MASHA ALLAAH WAANKU FARAX SANAHAY QOFWALBO DEGAANKISA WAX U QABSANAYO SAMIR IYO ISKADHIN KADIB AY NATIIJADII KADHALATAY AY NOQOTAY FA IDADEDA TANOO KALE EE WAA IN AN LAGA DAALIN XAQWALBO QOWMIYADA KAGA MAQAN MELKASTO AN KADAGA NAHAY WADAN KENA HOYO DAD WAXA SOO BAXAY KACANKII XALASHA AHAA KADIB AN LAGU TIL MAMI KARIN WADANI EE JECEL WAX WALBO IN AY HANTI YAAN DHAC DIL KUFSI WAYEL WAX GARAD DIL CAADO IYO DHAQAN KA NOQOTAY ANBA LAGU TIL MAMI KARIN ISLAAAM TASINA CADENTEDU INOO SHEGTAY DIINTENA SUUBAN QOFKA MUSLIMKA SAXDA AH WA IN LAGA NABAD GALAAA CARABKIISA ADINKIISA INTAS IN LAGA HELO INTIBA MID LAGA HAYO MAJIRTO MARKA DAD WAA ISKADHICIN EE QOWMIYADA WAXAN UGU BAQAYAA MEEL WALBO LAGUDUDSIIN RABO XAQOOTA DEGANKOODA IN AN WADA JIR MEEL UGA SOO SOOWADA JESANO HADAY NOQOTO XOOG AMA AQLI AMA XOLABA DIYAAR BAYNU LANAHAY WAXAAN HADAL KEYGA KUSOO GABA GABAYNAA QOW MIYADA DIREED MEEL WALBOO JOOGAN GUUUUUUUUUL IYO NABAD BARWAAQO KUWARA WIXII INAGA GARDARANA XAQA ALAHA TUSO KUWA CADO KADHIGTAY XALALESIGA DILKA ISLAAMKA KUFSIGA DHACA IN ILAHAAY SOO HANUNIYO XAQANA TUSO IMAANKII KATAGAYNA ILAHAY USUGO WWW

  2. Tuug asalkiisii hore tuug ahaa inta ey xayaatada nagu jirto gobolka hiiraan nus mitir xataa kama dageysid. Mooryaan yahow goormaad xoog yeelatey oo haweysatey? Qoomiyada direed ee xaqa. Udirika ku lahaa xaq u dirir ma ahane waa xaaraan u dirir Koyto waligiis koyto ahaa oo markuu ku bacaadweyn isagoo dameer cowsku wado wabiga b/weyne bikiyiisa ka dhargey miyaa igu kibray op yiri deefoow ayaan been ku. Leeyahay .wae baa ka doona warkaa

  3. Tuug waxaa ah qabiil macawiis yada usoo gabsaday xolo uu san lahayn iyo degan an asal farac u gelin dhiga muslimka xalalaystay wakaa tuga xaran kunaxa ah kutasho xoga ad xaranta ku raad sanaysid ee haku tashan kuwa kumaqar eyla saartay shalay adigoo waxba aqon wakan awowa yaasha ilahay usoo diray oo iyaga oo garguranayo siday yicib iyo qoono udaca qurmayay u yimid dadkan ilahay barakeyay ee ad kushegtay bacad weyn in ay ka imaden ilbixiyay ee baray sida wax loo qoro iyo sida cunada tayada leh loo samaysto ee meel kadhigay yicibtii iyo qoonihii ay soo daca qur mayeen ee edeb iyo anshax yelo wasaq yehey hurada leh ee tuuga ah ee xala laystay dhiga muslimka dhurwaa afku dhiigle ah adoo kale maba u banana in uu hadlo ee sida dhocil 15 jir ah rerked laga soo dontay cimad afka kuxero ee xishoo sarirta hoosted la gal wixii xaranta ahaa ee afkaga hurada leh kasoo bixi lahaaa la xishoo raga hala hor imaan damerka ad shegtayna wa mid ab iyo isir adiga u leheed marka qabiil an sinji iyo farac u gelin hakushegin ee waxan hadalkeyga kusoo gunanuda guuuul qowmiyada direed ee xaran iska dhiciska kujira melkasto hajogen cawanta xaran kunax yada dhaca kufsiga dhiga muslimka baneestay melkasta kula jihada tugada wad kaqalib noqonaysaan insha allaah teda kale culumo iyo cami isku racayaan arintaan wa wax fool xumo ku ah bulshada xalal qudatada dhalad soomaliyedka ah ee waxa abaalkoda ah in gacan bir ah lagu qabto kuwa nocaa oo kale fikirkoda ah ama dhaqankoda ah guuuuuuul qow miyada direed gesiyada ah melkastoo jogtaan

Leave a comment

Your email address will not be published.