Madaxweynaha: “majirto beel, beel kale ka adkaan karta” dhageyso

Madaxweynaha Soomaaliya isaga oo ka hadlayay munaasabada aasaaska Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya soo hadal qaaday dagaal beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah Dalka.

Xassan ayaa sheegay in aysan jirin beel beel ka adkaan karta, ama ka qabsan karta Deegaan ay xaq u leedahay,w axaana sidaasi awgeed uu dalabday in Dagaalada la joojiyo loona badalo wadahadal.

Madaxweynaha ayaa Ciidamada kaga digay inay qeyb ka noqdaan Dagaalada u dhaxeeya Beelaha xili marar Ciidamada lagu eedeeyay inay ka qeybqaateen.

Halkan ka dhageyso:

cowslafil.com

4 Comments on "Madaxweynaha: “majirto beel, beel kale ka adkaan karta” dhageyso"

  1. danyeer waayeh ken daqon doqon dhale. walbah waxad eheed dameer damer dhaley. waah hogamiye koxed.wuu nah dhacayah sanadan ayuu ku egyahey. qofdoraneysah malahan.wahnah la is widinayah in shalah max kamed ayahnah lagu genayah yomal ayam.

  2. Iska fiiri hee Xassan Shiiq Maxamuud waa Nin ku dhashay ilaa heer tacliin sarre kaga gaarey Dagmada Jalalqsi ee Gobolka Hiiraan ee ma aha Nin. Isaga oo mushaafur ah hiiraan soo galay la soo dhaweeyay beer sako ahaan loo siiyay ka dibna yiri Buntuq yaa hayooy Xawaadllaan laaynayaayeey. Ceeb com.

  3. hahahah walahi wali barasho ayaah in noo dhiman. hortah butuqa in leyga sogarey ma ogid. adi gooh lagu rar toh oo talyaniga wabigah kaga gudbah adeer dowlah ayan ahaah mid somaliland mida shabelhoose. talyanigah anaah ladigaley adiganah waah lagu ranayey. tariqdah raac. italiyah yaah ladiriray wah dir eglish yaah ladiriray waah dir. in tee jir tay malagu raranayey markaah yaah cawan yaah ximaar ximaar maah yamshii ilaah caas

  4. Hiiraan hadaad leedihiin dhagaxa buuraha maadan daganaateen ee dhulka waa laydanka soo horeyey hadana xoog baad is ku daydeen kadib markey wecellaha idiin bateen eed xaaraanta ku dhasheen waadka ku fashilamteen alla xafido geesiyada xaq u dirirka surre.

Leave a comment

Your email address will not be published.