Monthly Archives: March 2015


  • 31.maarso.2015: Qoraal ka soo baxay wargeyska Kabxanleey iyo Deefoow

    31.maarso.2015: Qoraal ka soo baxay wargeyska Kabxanleey iyo Deefoow Waxaa degen xaalada guud ee degaanadii lagu dagaalamay 21.maarso ilaa jimicihii 27.maarso oo aheyd markii dagaal labo jeer habeenimadii saq dhexe ay soo qaadeen beesha ka soo duusha Bariga Baladweyne. Ciidamada amaanka beelaha ku dhaqan Kabxanleey iyo Deefoow ayaa gacanta ku hayaa dhamaan degaanada Deefoow, Kabxanleey, […]



  • Ciidamada Beelweeynta Surre oo Maanta Dhoola Tus Milatari Ku sameeyay Kabxanleey.

    Ciidamada Beelweeynta Surre oo Maanta Dhoola Tus Milatari Ku sameeyay Kabxanleey. Maanta oo Sabti ah Taariikhduna Tahay 28-3-2015 waxaa Dhoola tus milatari ku sameeyay Magaalada Kabxanleey Ciidamada Beelweeynta Surre, Dhoola tuska Maanta dhacay waxaa ka Qayb Qaatay Ciidamada Sida Gaarka u tababaran ee Beelweeynta Surre. Gaashaanle Sare Maxamed Jiilba Jiil oo aan kula kulanay Goobta […]


  • Bariga Baladweyne oo gashay xaalad mugdi iyo murugo badan

    Bariga Baladweyne oo gashay xaalad mugdi iyo murugo badan Waxaa ina soo gaaraya warar dhanka Bariga Baladweyne oo bandow iyo cabsi badan ay ka jirta oo ay beesha ilmo bililiqo iyo dulmi ku naax ay cabsi badan soo wajahday ka dib markii ay colaada ay hurinayaan dhimbilaheeda ay soo gaarayaan Bariga Baladweyne. Bariga Baladweyne ayaa […]



  • War deg deg ah, dagaalkii saq dhexe xalay ka dhacay Deefoow

    War deg deg ah, dagaalkii saq dhexe xalay ka dhacay Deefoow Waxaa ina soo gaaraya warar sheegaya in dagaalka hadda lagu kala baxay, ilaa haddana la helay warar dhaawaca iyo dhimashada beesha dulmiga iyo duulaanka ku ah degaanada Kabxanleey iyo Deefow. Waxaa ina soo gaaraya in dhimasho ilaa 30 qofood, oo laga soo xaqiijiyey in […]


  • Guul Darradii Ugu Cusleyd Ee  usoo Hoyatay Beesha Bariga Baladweyne

    Guul Darradii Ugu Cusleyd Ee usoo Hoyatay Beesha Bariga Baladweyne

    Wararka aan ka heleyno Degaanada Kabxanley iyo Deefow ee Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in halkaasi gelinki dambe ee xalay ka dhacay dagaal aad u culus oo faraha looga gubtay sida caadada u ahayd beesha degta bariga Baladweyne ayaa weerar ku soo qaaday fariisimaha ay fadhiyaan ciidanka xaq u dirirka ee beesha Surre waxaana […]


  • Qoraal ka soo baxay wargeyska Kabxanleey iyo Deefoow.

    Qoraal ka soo baxay wargeyska Kabxanleey iyo Deefoow. Waxaa ina soo gaaray qoraal ay diyaariyeen wariyayaasha furinta dagaalka ee Kabxanleey iyo Deefoow, qoraalkan oo u qornaa sidan: ? Muxuu ku bilowday dagaalkan ugu danbeeyey ee dhacay 21.maarso.2015 ? Yaa bilaabay dagaalka ? Waa maxay dacaayadaha raqiiska ah ee lagu dagaal geliyo dhalinta lagu soo qalday […]


  • Ciidamada Xawaadle ee dulmi wadayaasha dagaalka soo uruuriyeen oo kala dhuuntay

    Ciidamada Xawaadle ee dulmi wadayaasha dagaalka soo uruuriyeen oo kala dhuuntay Ciidan beeleedka beesha dulmiga caadeysatay ee Xawaadle oo lagu soo uruuriyey banaanka Bariga Baladweyne ayaa xalay intooda badan kala dhuuntay, oo aanan soo qaadan dagaal dulmi wadayaasha Xawaadle ay ku soo qaldaan wiilal garan la’ sababta ay ugu dhiman degaano dad nabadeed ay ku […]



  • Beesha laga ceyriyey Kabxanley iyo Deefow oo la sugayo caawa

    Beesha Xawaadle oo la sugayo caawa iyo beelaha Surre oo u diyaariyey Daangedii soo dhaweynta. Beesha xawaadle oo Maalinimadii Sabtiga 21 Bishan si Xoog ah looga saaray Deegaanka Beelweeynta Surre ayaa la sheegay inay markale duulaan gardaro ah isu soo Abaabuleen. Beesha dulmiga aan ka korin ayaa isku soo uruursatay maleeshiyadoodii firdhadka ahaa ee ku […]




  • Guul iyo gobanimo usoo hoyatay Beelweynta Surre iyo hambalyo mujahidiinta

    Guul iyo gobanimo usoo hoyatay Beelweynta Surre iyo hambalyo ku wajahan mujaahidiinta Waxaa ina soo gaaraya hambalyo iyo dareen sare oo ku wajahan dagaalkii taariiqi’ga ahaa oo ay Beesha Surre ku hanatay degaanadeeda 21.marso.2015. Ka dib markii ay beesha xawaadle ee dhulboobka iyo isir sifeynta ka wada gobolka Hiiraan ay ka sameysteyn dhufeyso shub iyo […]





  • Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka saakay ka dhacay Deefoow iyo Kabxanleey

    Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalka saakay ka dhacay Deefoow iyo Kabxanleey Dagaalkii saakay aroortii ka bilowday Deefoow ayaa hadda lagu kala baxay oo ciidanka xaq u dirirka beelaha Surre oo la wareegay gebi ahaan degaanada Deefow, Madiina, Kabxanleey. Beelaha Surre oo ay hogaaminayaan saraakiil sar sare oo ay weheliyaan ciidamo aad u hubeysan oo dhowr […]


  • Baladweyne Oo Laga Baqdin Qabo In Dagaalku Uu Ku Fido

    Baladweyne Oo Laga Baqdin Qabo In Dagaalku Uu Ku Fido Wararka hada na soo gaaraya ayaa sheegaya in Maleeshiyadii beelweynta Surre ay haatan dib ugu soo noqdeen deegaankii ay maamulayeen. Deefow ayaa horay ula wareegay Maleeshiyaad xawaadle oo kaashanaya ciidanka maamulka Hiiraan oo ka soo jeeda ha beel oo ah beesha Xawaadle. Xabada ayaa haatan […]