Bayaan Ka Soo Baxay Beesha Surre (Dir) Ee Degan Gobolada Dhexe oo si aad u dhaliiley gudiga loo sameeyey dhowaan Ku: Xafiiska Madaxweynaha DFSKu: Guddomiyaha Baarlamaanka DFSKu: Xafiiska R/Wasaaraha DFSKu: Dhammaan Madaxda DFS, XarumahoodaKu: Dhammaan Beelaha SoomaaliyeedKu: Dowladaha IGAD, XarumahoodaKu: Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay (SRSG, UNSOM)Muqdisho. Ujeeddo: Xadgudub lagu sameeyay hab-qaybsigii maamul u sameynta Mudug […]
Dhageyso: Warbixin Ku Saabsan Xaalada Guud Ee Gobolka Shabeelada Hoose. Waa warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Gobolka Shabeelada hoose, oo ku dhawaad 2 Sano ay dagaalo ka socdaan, waxaana dagaaladaas ay u dhaxeeyaan Ciidamada Deegaanka oo difaacanaya dhulkooda iyo Isbaheysiga Sharta ah ee ay Horboodeyso Beesha Habargidir. Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin ku saabsan […]
Siyaasiga Haabiil Cabdi oo ka hadlay shirqoolada ka dhanka ah Qowmiyada Dir, kuna baaqay in la taageero Halganka Sh.Hoose SIYAASADA CUSUB EE GEESKA AFRIKA IYO SOMALILAND Waxaa Geeska Afrika kasocda siyaasad saamayn weyn kuyeelan doonta jiritaanka iyo badbaadada somaliland, kadib markii Soomaliya kabaxday kumeelgaadhka oo ay gashay xiligii carta ee dawladii fadhiidka noqotay ee Cabdilqaasin […]
An Official Communique Released By The Dir Nation, G21 Committee Attention:- To IGAD, Afican Union, Arab League, European Union. An Official Communique Released By The Dir Nation, G21 Committee Press release dispatched by the Executive Committee of the Dir Nation, G21 related to territories of Somalia ( previous Italian Colony ), Somaliland, Jabuti Republic, […]
Ciidamo Cusub Oo Deegaanka ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Degmada Lambar Konton (Sawiro) . Saraakiil ka tirsan Ciidamada Deegaanka ayaa Tababar usoo xeray ciidamo Cusub Oo in Mudo ah Tababar ugu socday Xero ku taala Degmada Lambar kontan. Ciidamadan Cusub ee Deegaanka ah ayaa Tababarkooda waxaa uu kusoo beegmeya xili uu soconaayo Dagaal […]
Dhageyso: Jeneral C/llaahi Waafow ” Wacad ayaan ku Marnay in aan Dadkeena & Deegaankeena ka Difaacno Mooryaanta Axmed Diiriye uu Soo Diray. Gudoomiyaha Degmada Lambar Konton Jeneral C/llahi Cali Axmed Waafoow ayaa sheegay in Ciidamada Deegaanka ay la wareegeen Deegaano badan Oo katirsan Gobolka Shbabeelada hoose hadana ay u hartay Magaalada Madxda Gobolka. Waxaa […]
Daawo: banaanbaxii looga soo horjeeday xasan culusoow ee ka dhacay minisoota oo dhameestiran. cowslafil.com
Daawo Video: Xildhibaano Booqday Dagmooyinka Xeraalle iyo Balanballe cowslafil.com
Maxamed Siciid Axmed, Gudoomiyaha degmada Bacaadweyn ee gobolka Mudug ee maamulgoboleedka Galmudug oo maanta la hadlay Idaacada Danan ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay xaalada amni ee degmadda. Gudoomiyaha ayaa sheegay in qorshe balaaran oo ay degeen ay ku guuleysteen, Isagoo ka dhawaajiyay in ay ku guuleysteen inay waxbadan ka qabtaan amniga. Gudoomiyaha degmada Bacaadweyn, […]
Xaalada dadkii ka barakacay qeybo kamida gobolka Hiiraan oo aad u liidato Axmed Aadan Cabdiraxmaan,. Gudoomiyaha deegaanka Deefow oo la hadlay warbaahinta Danan ee magaalada Muqdisho, ayaa ka warbixiyay xaalada nololeed ee qoysaskii ka barakacay deegaanada Kabxanleey iyo Deefoow ee gobolka Hiiraan. Gudoomiyaha ayaa carabka ku dhuftay in xaalad nololeed oo aad u liidata ay […]
Daawo Video: Bananabax aad u ballaaran Oo looga soo horjeedo Xasan Culusow Oo ka dhacay Minneapolis cowslafil.com
Daawo Video: Xafladii Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Oo Lagu Qabtay Minnwapolis, Minnesota
Faah Faahin: Horjooge Cabdi Dhegey iyo Lix Ka Mid ah Istaafkiisa Oo Xalay Lagu dilay Deegaanka Mushaani Wararka naga soo gaaraya degmada Jannaale ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in xalay halkaasi Ciidamada deegaanka ay ka sameeyeen Howlgalo lagu Ciribtirayo Mooryaanta kusoo duushay Gobolka Shbabeelada hoose. Tuulada Mushaani oo hoos tagta Degmada Jannaale aya lagu […]
Marwa foosiya H.aadan oo sharaxaad dheeraad ah ka bixisay hishiiska arimaha Badda(Daawo). Marwo foosiya xaaji aadan oo ka qeebgashay barnaamij gaar ah oo ka baxay Tv-ga caalamiga ah ee Horncabel tv waxaa ay ka hadashay arinta monitering group ay ku soo eedeysay, waxaa kaloo ay si faahfaahsan oo ka duban sida ay warbaahinta soomalida ay […]
Daawo Video: Guddiga Qabanqaabada Mudaaharaadka looga soo horjeedo Xasan Culusow Oo Helay Hotelka la….
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA