Qaybtii Labaad ee Buraanburkii Gabdhaha Beelweeynta Surre Ay ugu jawaabeen Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta(Nala Dhageeyso).

cowslafil.com

11 Comments on "Qaybtii Labaad ee Buraanburkii Gabdhaha Beelweeynta Surre Ay ugu jawaabeen Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degta(Nala Dhageeyso)."

  1. Bismalaa halkaan waxaa lagu soo badhigayaa tix gabay ah oo ku saabsan is baro kicintii ay isku sameeyeen ragii Xawaadle dhulkeeysa ku noolaa oo kibir is heeyn waayay iyo taariiqdoodee ay dalkaan ku soo galeen.

    Dihda gabaga waataan ka tagay inaan dareershaahe
    xalaybaan digtaan iri hurdada leeygu soo dagaye
    Deeleeyda maasada mar waa lagu damaabaahe
    marna waa dawoo caalad baa lagu dabiibaahe
    tariiq duugah baan doonayaa in aan dulgeegaaro
    Sadaxdii duqoow oo yimiday daharta coomaad ah
    oo tiifta eey wada qabeen uumiyo diimay
    daracyada Xawaadle markeey sooryo ugu duudgay
    midbay nafdii dilif ka dirii siga oo daaqi
    daahiilbaa ku raagoo ma arag dux iyo iidaane
    iilkii markii lagu dadoo laga dareerayay
    labadii duqoow oohinbeey doc isla duureeyn
    duubabkeeyni baa dood ku yiri diif ku qaban meeyso
    ee dalkeeyga intaan kuu sahmiyon dulucda kuu waabe,
    anoo kuu dadaaloo Suroow diifti kaa reebay
    oo dalkeeygi kugu sooray oo ku dalacay suugu
    ku dajiyay wabiga daaci meel dux iyo iidaan leh
    oo dalaga beeraha qudaar dacalka kuu saaray
    oo damaca kii kugu qabtaba dabar ku taagayay
    halki aan abaal duura oo dabacsan eegayay
    ileen Dir ma rabowdee haddad bilowday daandansi
    Kabxankii dagaal iyo haddaad damacday Defowba
    Daqsintii haddad diiday oo dudisay dhaankeene
    Dagaal inad ku baaqdeen naflahaa wada dareemaahe
    Dolar siilanyo so diray haddu idin difaacaayo
    Dagaal waa bilowdee direey yara dulqaad yeesha
    Hadaan doorarkaagee dilow idin daleelsiiyay
    Oo aan dabqabadsiiyay dash anigu kuu dooray
    Oo ad durbaan tumatayoo doontay daba dhilifyo
    ayagoo dababada watoo dowlad nimo sheegan
    waataan damag ka siiyo baqtigu yiilay deeyrkeeyga
    Oggaadeen kalweeyn iyo waxuush kiro ragii doontay
    Dubuq dubuq rag aan yeelin beey dalaq yiraah deeyne
    Kuwuu moodku soo diray hadaan mariyay dowguude
    Bal arag daba canyuubyado wataa haado dubaneeyso
    Bal soo duul halkaad dagi jirteey dabac ku fooftaahe
    Car soo duul adaa iga dalbaday dab iyo baaruunde
    Car soo duul waxaad damacsaneeyd kuu diyaafideye
    Bal soo duul waxaad dooneeysaa dabar go aadeeye

    (Labad duqoow waa kuwa kala dagay Defow iyo kabxaley)

    Gabagaan waxaa tiriyay Gabar Xawaadle ku Raaxeeyso Taaqiidada tii baraanburteey waxaa tahiin dad aan taariiqba laheeyn in aad na faceeysataan ama aanba kula hadlo adoo noocaa ah anaa iska xaal siiyay

  2. Sidey u yaaliin aaba iigu daran maxaa lagala dagaalaa waaba dad baa’basan oo naf lacaari ah oo Arad iyo Danyari ka muuqato. Habrahaane waxey u barakaceen kililka 5aad Masaakiin.

  3. Sabriye Faarax | April 20, 2015 at 2:07 am | Reply

    KKKKK, waryaa Fesal kuwa aad ku sheegtay daanyeerade waa Xawaadle, oo sawirka ku dhagan halkaan wuxuu muujin xawaadlihii deefow qabsaday oo ku sugnaa halkaa, balse feer iyo laad looga soo saaray maalin dhoweyd. Marka, haa, waa runtaa daanyeerada kuwa aad ku sheegtay waa dayuus daanyeero ah oo daandaansi dhaafeyn, raganimo lagu xajisto Deefow iyo Kabxanleeyna laheyn.

    Cabaadkiina maalmahan waa leydiinka seexan la yahay, ama Hawiya ku owr kacsada, ama liyuu bolis, reer aw-hassan, dir, daarood, jini iyo insiba ayaa isugu key tegey ayaa ka dhamaan weysay. Waryaa surre ayaad is heysaan ee rag iska dhiciya.

    Waakan hadda dumarkiina dhaqan iyo anshaxa buraanburka meel uga dhacay, kasbadayna garbaashka iyo jawaabta ku haboon ee gabdhaha Surre sida dheeman oo dhimbilaha buraanburka ooda idiinka qaaday, tusaale iyo macalin u noqday in la baro shaxda buraanburka dumarka xawaadle ee ku caytama buraanburka.

    Surre waxay diyaar u yihiin in leydiinku garbaasho buraanbur iyo xabad intaba ee saaxiib soo socda waa lediinku suga xadka inoo dhaxeeya ee Bariga Baladweyne iyo Kabxanleey.

    Soo soco saaxiib seeftii surre ayaa idiin sugeysaa

    Wiil Qubeys -> Surre

  4. Aflagaadana idinkaa horey u bilaabey marka jawaabtiinii aad hesheen oohin waxba Taro mayso, gabdhaheena surre ha jiraano oo ha joogaano weligood.

  5. Tuugo tuugo kala jirin bacaadweyn baan dagnaa.saleebaan habar gidir aa ku soo buriyay. War waxaa tihiin Dad Inkaaran oo meel walba oo soomaalia ka mid ah madax laga garaaco oo wareersan waa idiin soo soconaa ee dhufeysyada ku sii jira nolosha aa leydinku gubi doonaa ee nooga guura dhulkeena qaxootiyahay

  6. Nacas yahow sida domarka u caytamayo, hadal waxba ma taree soo soco oo kaaley waxa lagugu soo dhoweynayo waad taqaan

  7. ader sidii bontii ha u hadlin ee nin rag ah camrl u hadel hadii aad awood qabtid imaadah walaahi in ley is wii dinayaah markan xawadleh. oo la leeyahey awey maxaa ku dhacey xawadleh markah cagtah dhulkah dhiga awod maheysan. hore ayah loo dhahry nin aan ku fureen yusan kuu xirin. hasan shiekh bad ayuu nagu galiyey ee hanagah saaro.wadinkih is ju dhex waah shey.ee so socda hadii ad ragtihin walahi baladwenah. in la ragkayaah. haber futah cad oo xawadlaah oo jalaqsi u sii qaxeeso.

  8. Feysal kuwaan yay ku cunin waa dad aan ogeeyn wax ka dabeeya iyo wax ka horeeya weey hadaaqaan runtana ma sheegaan waa dad nolosha ka dhacsan oo aan iska warheeyn marka kuwaan in aad faceeysataa sharafkaada ayaa ka weeyn walaale noolow ishooda alle hakaa qabto kuwaan waa ducufo in aay ceeytabaaneey uga soo dhamaaday walee Deefoowyo Kabaxleey dib uma dagtaan ama ceeytama ama iska dhaafa intii alle uga calfay weey joogeeyn waxii markeey qooqeen ka dabeeya waa ka xaaraan in ay Dash dabe ka dhiseeyn marka warkooda ayaaba intaan ku soo koomay kuwaan waqtigoodi waa dhacay kililka 5naad ayaan ku og nahay ee qoxooti ku jooga anaga waan ku daalnay sidaan u heeynay ee markooda ha haayen daa.ninki dhoofku yimidbeey Giirido dhibeeysaa, Xawaadle isaa leh dhulkaan

  9. Cadey walaleey kuwaan waxaa ka daran stupid Qalafoow Qaawane.hiiraan wuxuu ka degan yahay miyi ee waa in shaqo culus laga Qabtaa.

  10. Ugaasadda Direed | April 23, 2015 at 4:57 pm | Reply

    Bal horta isa soo sax soomaali yaad gashaa(waa xawaadle oo aan unaqaan xumaanle kkkkkk buugga hawiye boon baad kuqorantihiin.cawaan inaad tahay cidwalbaa ku og ee ayaad gashaan xawaadle xumaanle, burundi lacaweeya iyo gaalka buurya qaba xawaadle xumaanle diinlaawee halkeed gashaan??? Abtirsanta Boon iyo qurunbaad gashaan xawaadle xumaanle diinlaawe diinlaawe cawaanle qurbaale waaye,

  11. kkkk Adiga waa xanaaq santahay oo isma ogid laakiin anaga waa ku raaxeeysaneynaa ha joojinin ee wad

Leave a comment

Your email address will not be published.