Monthly Archives: August 2015


  • Aqriso qodobadii ay kuheshiiyeen Ahlusuna iyo Galmudug

    Munaasabad maanta kadhacday magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud islamrkaana ay kaqeyb galen mudanyal katirsan Baarlamanka Somaaliya ayaa waxaa heshis kukala saxiixday Ahlusuna Wal Jameeca iyo Galmudug. Galmudug iyo Ahlu Sunna ayaa wada gaaray heshiis iskaashi, waxaana qodobada lagu heshiiyay kamid ah in  Ahlu Sunna ay qeyb ka noqoto maamulka Galmudug lana siiyo Wasiiro, Xildhibaano iyo […]














  • Amisom oo war kasoo saartay dhacdadii degmada Marka.

    War kooban oo ay Boggooda Twitter-ka ku qoreen Taliska howgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayey ku sheegen inay eegayaan waxa kajira wararka ku saabsan dilka dad shacab ah oo ay ciidamada AMISOM kageysteen magaalada Marka. “AMISOM waxay eegaysaa wararka laxariira dhacdada Marka.” sidaa waxaa lagu qoray Bogga twitter-ka ee Ciidamada AMISOM. AMISOM waa […]