Raiisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna aabaha dhaqdhaqaaqa Dimuqraadiyada iyo isbedelka cusub ee ka curtay geeska Afrika ayaa wuxuu ka soo qeyb galay shirkii xisbiga ismaamulka soomaalida Itoobiya. Mudane Abi Ahmed oo halkaa ka jeediyey hadalo qiimo iyo muhiimad badan u leh gaar ahaan shacabka Somali State, guud ahaan dalka Itoobiya ayaa hadaladiisa shirka waxaa ka […]
Waxaa hada golihii dhaxe ee la doortay ay iska dhax udoorteen gudoomiyihii xisbiga oo loo doortay mudane axmed shide halka gudomiye kuxigenka loo doortay madaxwaynaha dowlada deegaanka soomalida mudane mustafe muxumed cumar. Golaha dhaxe ayaa sidoo kale gudiga fulinta udoorteen xubnahani hoos ku qoran. Gudiga fulinta 1. Mudane Axmed shide gudoomiyaha SDP 2. Mudane mustafe […]
Gudoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalia Itoobiya Mudane Ahmed Shide oo Qudbad taariiqi ah ka jeediyey furitaanka shirka Xisbiga oo maalmahan ka socday caasimada Somali State ee Jigjiga. Halkan ka daaqo hadaladii Gudoomiye Ahmed Shide cowslafil.com
Abagade Kadir oo ka soo jeeda beelaha Direed ee degaanlka Oromia ayaa u diraya Baaq nabadeed beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhex martay magaalada Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Abagade Kadir oo Baaq iyo fariin muhiim ah u diraya degaanka Xeraale halkan ka daawada: cowslafil.com
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA