Monthly Archives: June 2015



  • Degmooyinka Deefoow iyo Kabxanleey oo isu diyaarin bisha Barakaysan ee Ramadaan

    Degaanada Deefow, Kabxanleey, Dusmo, iyo Madiina oo ay dadka degaanka isku diyaarinayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee ramadaan. Dadkii halkaa ka barakacay oo bilaabay inay dib ugu soo laabtaan degaanka, nabadgelyo, farxad, iyo niyad wanaagsan ku jooga degaanadooda, iyagoo isu diyaarin bisha barakeysan ee ramadaan. Dadka degaanadan ku dhaqan ayaa nasiib u yeelan inay guryahoodii […]






  • Maamulka gobolka Hiiraan oo ku hanjabay inay Deefoow Xoog ku qabsan

    Gudoomiye ku xigeenka Gobolka oo halkeedii ka sii wada qorshaha beesha Xawaadle ay ku xalaaleysan dulmiga iyo duulaanka ay ku yihiin dadka degaanka Deefow iyo Kabxanleey. Gudoomiye ku xigeenka ayaa ku hanjabay inay Deefoow tagaan oo ay ka raacdeeyaan dadka degaanka inaysan u fududahay, welina wada qorshaha raqiiska ah oo ay beesha Xawaadle ku andacoota […]







  • Qorshaha dagaalka saaka ay soo qaadeen Xawaadle oo la ogaaday

    Waxaa ina soo gaaraya warar sheegaya in beesha Bariga Baladweyne ay saakay wadeen qorsho lagu gabagabeyn beelaha ku dhaqan dagaanadan hoos ku xusan 1. Kabxanleey 2. Deefoow 3. Asharaaf (oo u dhaxeeya Feerfeer iyo Abaaleey) 4. Dusmo (oo ay beesha Bariga Baladweyne ula baxeen Maxamuud Gacal) Degaanka Kabxanleey iyo Deefoow oo ay beeshan horey furin […]




  • Qodax Barre oo iclaamiyey dagaal lagu qaado Kabxanleey iyo Deefoow.

    Qodax Barre oo iclaamiyey dagaal lagu qaado Kabxanleey iyo Deefoow. Ka dib shir muddo ka socday Bariga Baladweyne oo loogu yeeray shir dib u hishiisiineed ayaa waxaa soo ifbaxaya qorshaha qarsoon ee shirkan, oo ah sidii markale colaad loogu hurin lahaa gobolka. Godax Barre, ama Qodax Baar ayaa la sheegay inuu yahay ninka ka danbeeya […]