Monthly Archives: February 2015









  • War deg deg ah oo naga soo gaaray magaalada Baladweyne

    War deg deg ah oo naga soo gaaray magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa waxaa uu sheegayaa in shalay aroortii magaaladaas lagu dilay Nabadoon Kuulow oo kamid ahaa wax garadka sida weyn looga yaqaanay magaaladaas. Allaha u naxariisto nabadoon Kuulow oo ahaa shaqsi magac iyo miisaan ku leh bulshada […]



  • Guddoomiyihii Baarlamanka Djibouti Idiris Arnaoud Cali oo Xalay ku Geeriyooday

    Guddoomiyihii Baarlamanka Djibouti Idiris Arnaoud Cali, ayaa xalay ku geeriyooday Cisbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya, halkaasoo uu xaalad caafimaad ugu jiray. Geerida Marxuumka waxa xaqiijiyey Idaacada iyo Telefishanka Dawladda jibouti niskii hore ee xalay. Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo isla xalay Warbaahinta dawladda ka hadlay, ayaa ku dhawaaqay in […]


  • Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo xilalka laga qaaday

    Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa oo xilalka laga qaaday Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir iyo kuxigeenkiisa xilalkii laga qaaday, iyadoo lagu bedelay shaqsiyaad cusub oo horay xilal amni u soo qabtay. Sida ay sheegayaan warar ay heshay Jowhar.com Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir Col. Maxamed Aadan Jimcaale Koofi oo xilkan […]



  • AKHRISO: Liiska Magacyada Iyo Qabiilada Wasiiradda Cusub Ee La Dhaariyay.

    AKHRISO: Liiska Magacyada Iyo Qabiilada Wasiiradda Cusub Ee La Dhaariyay. Shabakada Xogta.com ayaa ay akhristayaasheeda usoo bandhigeysaa Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan Wasiiradda cusub ee 66 Wasiir ka kooban ee manta lagu dhaariyay magaalada Muqdisho. Wasiiradaan oo 5-tii bishaan uu soo magacaabay R/wasaare CCC Sharmaarke ayaa lagu qeybsaday qaabka 4.5 oo ay Soomaalida xiliyadii […]




  • Ciidamada AMISOM oo Dhaqtar Caan ah & Dad kale ku Dilay Beledweyne

    Ciidamada AMISOM oo Dhaqtar Caan ah & Dad kale ku Dilay Beledweyne Wararka ka Imaanaya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM ee Jabuuti ay Halkaas ku dileen ilaa 7 qof oo uu ka mid ahaa Nin Dhaqtar Caan ah ka ahaa Magaalada. Ciidamada Jabuuti ayaa waxaa ay Rasaasta u Fureen […]


  • Baladweyne: Aqoonyahan”Nabar Aad Fileysay Naxdin Malahan”

    Baladweyne: Aqoonyahan”Nabar Aad Fileysay Naxdin Malahan” Aqoonyahan Cabdi raxmaan cabdi iidow oo kamid ah aqoonyahanada somaaliyeed ee ka soo jeeda Gobolka hiiraan ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada maalmahaan ruxay xaafa howlwadaag ee degmada baladweyne. Aqoonyahanka ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka gobolka hiiraan kaa oo ahaa in dagaalka uu u dhexeeyo labo qabiil […]


  • Dhageyso: dagaalkii saaka ka qarxay Galbeedka Baladweyne

    Dhageyso: dagaalkii saaka ka qarxay Galbeedka Baladweyne Dagaaladan ayaa la sheegay inay bilowdeen saaka 5’tii subaxnimo, galbeedka magaalada Baladweyne ee xaafada Howlwadaag. Dagaalkan oo leysku adeegsanayey hubka fudud iyo kuwa cul culus intaba oo laga maqlayey dhamaan xaafadaha Baladweyne. Isbitaalka Baladweyne ayaa la keeney labo dhaawac ah oo ka wada tirsan maleeshiyadii halkaa ku dagaalamayey. […]


  • Galbeedka Baladweyne oo markale lagu dagaalamay maanta

    Galbeedka Baladweyne oo markale lagu dagaalamay maanta Wararka Naga soo gaaraya Degmada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in magaalda laga maqlayo Rasaas kala duwan oo ay si weydaarsanayaan Labo maleeshiyo beeleed. Dagaalka ayaa ka soconaya Galbeedka Magaalada Baladweyne,waxa uu na u dhexeeyaa labo maleeshiyo beeleed. Gudoomiye ku xigeenka arimhaa bulshada gobolka hiiraan […]


  • Dagaalada Gobolka Hiiraan yuu u dhaxeeyaa.

    Dagaalada Gobolka Hiiraan yuu u dhaxeeyaa. Xigasho: Shabakada wararka caalamiga deefoow.com Su,aalo badan oon ka helay Aqristayaasha deefoow.com ayaa waxeey la xiriiraan dagaalada Gobolka Hiiraan gaar ahaan kuwa ka socda Deefoow iyo Kabxanleey iyo Qabiilada isku haya Goobtaas hadaba anagoo mar walba rabna in aan aqristayaasheena aan ka dharjino hadba arimaha mugdiga ka gala ayaa […]