Monthly Archives: July 2015

  • Ciidamo Soomaali ah oo fara badan oo lagusoo tababaray Turkiga

    Waxaa jira ciidamo lagu soo tababaray dalka turkiga oo dad badani ay hadda is weydiinayaan ma ciidan qaran baa, mise waa ciidan qabiil oo markale la doonayo in lagu qabsado, laguna dhibaateeyo degaano ay ku dhaqan yihiin shacab soomaaliyeed. Halkan ka daawo ciidamada lagu soo tababaray dalka Turkiga: cowslafil.com




  • Wasaarada Awqaafta iyo arimaha Diinta oo shaacisay ciida Berri

    Wasaarada Awqaafta iyo arimaha Diinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw shaaca ka qaaday in ay beri oo Jimco ah ay tahay Maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga. Agaasimaha Guud ee Wasaarada Awqaafta iyo Diinta Sheekh Kheyroow Aadan oo goordhaw Warbaahinta Dowlada ka hadlay ayaa shaaciyay in beri ay tahay Ciid, waxa cadeeyay in goobo badan oo […]


  • Ciidamada Xooga Dalka Oo Lasheegay In Latayen Doono

    Guddoomiyaha Guddiga Difaaca Barlamaanka ee Soomaaliya xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso lagana shaqeeyo tayaynta Ciidamada Dowlada Soomaaliya si loogu maarmo Ciidamada Shisheeye eek u sugan Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in lagu guuleysan karo hadii meel loogu soo wada jeesto tayaynta Ciidamada Dowlada isla markaana Madaxda […]




  • Wargeyska ka soo baxa degaanada Kabxanleey iyo Deefoow

    Xaalada degaanada Deefoow iyo Kabxanleey ayaa degen, halkaas oo ay nabadgalyada degaanka si aad ah u sugayaan ciidamada nabadsugida degaanadan, taasi oo dhalisay in dadka degaanka ay bisha barakeysan iyo waajibaadka cibaado suuban iyo in wanaaga laga shaqeeyo ay ku mashquulsan yihiin. Maamulka Golahada Samatabixinta iyo aayo ka talinta shacabka reer Hiiraan ayaa iyagana ku […]