Monthly Archives: January 2019


  • Taageero Shirweynaha Direed oo laga soo diray dalka UK

    Shirkan oo ay dadkii halkaa isugu yimid ay ka soo saareen cambaareyn ku socota dhamaan colaadaha ku wajahan degaanada beelaha Direed sida: 1. Gadhamaytu 2. Cundhuftu 3. Cadhaytu 4. Tuliguleed 5. Mooyaale 6. Diridhabe Waxaa kaloo shirkaas lagu taageeray shirweynaha Direed ee ka dhici doono magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Halkan ka daawo shir […]


  • Dagaal saaka 9’kii aroornimo dib uga bilowday agagaarka Cadhaytu

    Dagaal saaka 9’kii aroornimo dib uga bilowday agagaarka Cadhaytu Waxaa in soo gaaraya in ciidanka Liyuu’ga iyo maleeshiyada Canfartu ay markale dagaal ku soo qaadeen degaanada soomaalida oo uu maalmihii ugu danbeeyey ay dirirtu ka dhacday. Xaaladihii ugu danbeeyey oo degaanadaas ayaa ahaa in lagu heshiiyey in ciidanka Liyuuga Canfarta halkaa laga qaado, lana keeno […]



  • Degmada Gablalu iyo dil halkaa kadhacay shalay

    Koomishneerka police ka gobolka Sitti ee DDS mudane Muxumed Cabdulaahi, ayaa VOA da laanteeda axmaariga waraysi uu siiyay usheegay inay liyu police ka deegaanka Canfartu duulimaad qarsoodi ah kusoo qaadeen degmada Gablalu ee gobolka Sitti ee DDS halkaasna kudileen 4 qof oo shacab ah labo oday oo waayeel ah na latageen/qafaasheen maalintii shalay. Koomishneerka ayaa […]




  • Cambaareyn ku socota Dowlad degaanka Somali State iyo Canfarta

    Waxaa halkan cambaareyn kulul ka diraya shacabka Gobolka City ee Degaanka Ismaamulka somalida Ethiopia. Ka dib dagaaladii ka dhacay degaanada Gadhamaytu, Cundhuftu, Cadhaytu oo ah degaano soomaaliyeed oo iyadoo aanan la tix gelin rabitaanka shacabka degaanadka, si aanan sharciga waafaqsaneyn loogu daray degaanada maamulka Canfarta. Arrintaa waxaa xigay in ay xad gudubyo xuquuqul insaanka loo […]



  • Baaq & Canbaareyn dagaalka ka socda Cadhaytu (Gobolka City, Somali State)

    U/M/D 005/2019 Ujeedo Baaq & Canbaareyn dagaalka ka socda Cadhaytu Salaadiinta, Boqorada, Ugaasyada, waxgaradka Iyo dhamaan qaybaha bulshada ee uu ka kooban yahay Ururka Midnimada Direed (UMD) waxay bayaan ka soo saareen dagaalada ka socda degaanka Cadhaytu iyo degaanada deriska la ah, halkaas oo ay ciidanka Canfarta ay duulaan ku yihiin shacabka soomaaliyeed ee ku […]



  • Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun, Allaha u Naxariisto Sadiiq Sheekh Mohamed Geele

    Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun, Allaha u Naxariisto Sadiiq Sheekh Mohamed Geele Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Suldaan Bashiir Sheekh Mohamed Geele iyo dhamaan qoyska reer Sheekh Mohamed Geele, ehelede, qaraabada, asxaabta uu ka baxay walaalkeen Sadiiq Sheekh Mohamed Geele oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Qabridahareey ee degaanka Somali State. Dhamaanteen samir […]



  • Shirweynaha Beelweynta Direed ee ku dhaqan Somali State

    Shirkii Beesha Direed Ee Addis Ababa. Odayaasha iyo wax garadka beesha direed ayaa kulan kuyeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, Odayaashan ayaa kubaaqay xoojinta nabada,xasiloonida iyo midnimada beesha direed si loo dhawro midnimada guud ee bulshada soomaaliyeed, Odayaasha ayaa dhankakale soo dhaweeyay isbadalka siyaasadeed ee dalka kasocda waxayna sheegeen in dhawaan la abuuridoono gole […]


  • Taageero Shirweynaha 1aad ee beelweynta Direed.

    Bismilaahi Raxmaani Raxiim Ujeedo: Taageero Shirweynaha 1aad ee beelweynta Direed. Salaadiinta, boqorada, Ugaasyada, saraakiisha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo waxgaradka beelweynta Direed ee ku bahoobay Ururka Midnimada direed (UMD) waxay si mug iyo miisaan leh utaageerayaan oo u soo dhaweynayaan shirweynaha 1aad ee beelweynta Direed ee gudiga siyaasada beelaha Direed ku dhawaaqday inuu ka qabsoomidoono caasimada dalka […]