Qaxooti Badan Oo Soo Gaaray Dekedda Weyn Ee Magaalada Boosaaso (Sawiro)

Waxaa ku soo xiratay Dekedda weyn ee magaalada Bosaso DOON siday qaxooti Soomaaliyeed kuwaasi oo ka soo cararay dagaalada ka jira dalka Yemen, isla markaana dib ugu soo laabtay dalkooda.

Waxa ay gaarayaan qaxootiga dib ugu soo laabtay Soomaaliya 260 qof oo isugu jiray dumar, rag, carruur iyo dad da’ah.

qaxooti_yemen_1

qaxooti_yemen_2

qaxooti_yemen_3

qaxooti_yemen_4

qaxooti_yemen_5

qaxooti_yemen_6

qaxooti_yemen_7

qaxooti_yemen_8

qaxooti_yemen_9

qaxooti_yemen_10

qaxooti_yemen_11

qaxooti_yemen_12

cowslafil.com

Be the first to comment on "Qaxooti Badan Oo Soo Gaaray Dekedda Weyn Ee Magaalada Boosaaso (Sawiro)"

Leave a comment

Your email address will not be published.