Hambalyo – Somaliland – Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May 2019 cowslafil.com
Ujeedo: Hambalyo 18.may (sanad guuradii 28’aad ee dib ula soo noqoshada xoriyada Somaliland) Salaadiinta, Ugaasyada, Boqorada, Odayaasha, waxgaradka, Siyaasiinta, Aqooyahanka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Saraakiisha beelweynta Direed ee ku bahoobay Ururka MIDNIMADA Direed ayaa halkan ugu hambalyeyn Jamhuuriyada Somaliland, ka dib Sanad guurada 28’aad ee dib ula soo noqoshada xoriyada iyo qaranimada Somaliland oo dhowaan (18.may.2019) […]
Halkan ka daawo film ka sheekeyn sida ay ku timid xuska 18’ka MAY oo ah maalin laga dabaaldego Jamhuuriyada Somaliland. cowslafil.com
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA