Monthly Archives: December 2019


  • URURKA UMD WUXUU BAAQ NABADEED U DIRAYAA BEELAHA KU DAGAALLAMAYA GOBOLKA MUDUG

    Ururka Midnimada Direed (UMD) oo ah urur ay ku mideysanyihiin Ugaasyo, Salaadiin, Cuqaal, Aqoonyqhan, Siyaasiyiin iyo Waxgarad farabadan oo ku abtirsada beelweynta Dir ee ku kala nool dalka iyo dibeddaba, waxay baaq nabadeed u dirayaan beelaha oodwadaagta ah ee Saleebaan Cabdalle (Surre) iyo Sacad Siciid (Habar Gidir). Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ”Oodi ab ka dhaw”. […]