Monthly Archives: December 2015

  • Dowlada Somaaliya oo xal uraadineysa Dhalinyaro xir xiran

    Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa waxa uu soo haal qaaday Dhalinyarada Somaliyeed ee hada ku xiran xabsiyada wadamo ka mid ah Caalamka. Waxa uu sheegay in dhalinyaro ka badan 1,000”Kun” ay ku xiranyihiin dalalka Caalamka kuwaasi oo uu tuilmaamay in lagu heysto arimo Burcad badeednimo. Dr Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha […]



  • Yuusuf Dabageed Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan

    Dowlada Muqdisho ayaa Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo ah siyaasi kasoo jeeda Gobolka Hiiraan u magacaawday in uu noqdo Gudoomiyaha Gobolkaasi. War laga helay Mas’uuliyiinta ka socda dowlada ee ku sugan Hiiraan oo maanta kulan ku qaatay Garoonka Ugaas Khaliif ay shaaciyeen in xilkii ay laga qaadey C/fataax Xasan Afrax oo ahaa Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan. […]




  • Shirkii 3’aad ee Golaha Samatabixinta oo ka dhacay Galbeedka Baladweyne

    Golahan oo loo dhisay inuu samatabixiyo shacabka reer Hiiraan, isla mar ahaantaana abuuro jawi iyo aasaas looga tashado aayaha iyo mustaqbalka gobolka Hiiraan ayaa durbaba waxaa muuqda in ay hirgeliyeen qaar ka mid ah hadafyada ay hiigsanayaan. Masuuliyiinta iyo xubnaha golaha ayaa shirkii seddexaad ku qabtay magaalada Baladweyne maalinimadii qamiista, 03.desember.2015. Shirkan oo looga wada […]