Dhageyso:Xildhibaan Ka tirsan Baarlamanka soomaaliya oo Ku dhawaaqay in Uu yahay Musharax

Xildhibaan DR Cabdi casiis Sheikh Yuusuf Direed oo Ka mid ah Baarlamanka soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in uu yahay musharax utaagan Xilka madaxtinimada maamulka gobolada dhexe ee soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu warkiisa intaas ku daray in hadii la doorto wax badan ka qaban doono xaalada deegaanada gobolada Gal gaduud iyo mudug ee Bartamaha soomaaliya.

Xildhibaanka oo ka jawaabaya su,aalaha ah in rajada uu ka qabi karo in uu ku guuleysto xilka ayuu ku jawaabay inuu rajo weyn ayaa ka qabaa inuu ku guuleysto xilka madaxweyne ee maamul goboleedka Galgaduud iyo Mudug.

Wuxuu baaq dheer u diray shacabka soomaliyeed ee ku nool deegaanadaas in ay lashaqeynaan musharaxnimadiisa

cowslafil.com

6 Comments on "Dhageyso:Xildhibaan Ka tirsan Baarlamanka soomaaliya oo Ku dhawaaqay in Uu yahay Musharax"

  1. Wiil Surre DIR | April 15, 2015 at 10:54 pm | Reply

    Ninkaan waa nin aan waligiis u shaqeyn beeshiisa. Asagoo wayahana danbi dabadhilifilu
    ugu shaqeynayay qoladaan reer Puntaland. Anagoo ah reer Minneapolis, Minnesota ee Mareykanka, ee beesha DIR waxaa yaqyaqsi nugu dilay wiilal Majeerteen ah oo baabuur ku wata ina Shiekh Yusuf oo hadba meel kasta oo Somali isgu timaado intey geeyaan ku amra in uu afkood ku hadlo. oo caayo dad isaga ka xiga Reer puntaland. oo isticmalaan sidii Makarofan. Ninkaan ah in shiekh Yusuf wuxuu hadalka hadda u ka yiri meeshaan ahaa dalkeyga ayaan wax u soo bartay. waa beentii. War sootii aad ka iibsatay shahadada been abuurka Bakaaraha oo aheyd tan kalkaaliyaha caafimaadka
    oo af qalaad loo yaqaan NURSING CERTIFICATE. Hadda ayaad noo sheegeysaa in aad Takhtar. War soo ma aad ogid in danbiga ugu weyn ey tahay adduunka oo dhan in la sheegto takhtarnimo been abuur ah. Waxaan u sheegeynaa gobolada dhexe beelaha daga
    in ey ogaadaan beenlow dabadhilif Puntaland Cabdilcasiis. Isagu ma ah ninkii sharta badanaa ee naga dhashay ee Shiekh Yusuf ee waa tuug jaahil ah oo dabadhilif ah oo calooshiisa u shaqeysta ee ogaada.
    Codka Reer Fiqi Muxumud.

  2. qof walbah waah lasiabainayaah.qof ma sul aah oo hayeh xil.oo aan waxbah uqabanin umadisa waah in aan la saboodin waayo wax u ku so kordhinaayo. malahn. waayo meshan waxan u bahaney nin dadkah hogamiyah oo dacad u ah dad kisah dadka kalanah waji furan oo ah qoqdah maqashih waxnah ha uqaban. waxan kawadaah meshan africah ayaah ladhah nin dacad ah madoneyso dad kadah wax masin kartaah ayaah meshah taalo. sida dhagabadan nin kas waah nin rag ah. markah umadan waxbah noo mogalah. markah waah in aan radinaah maskah kawen ayagah. oo ah raga dad koodah cadkodah mel sarayaah oo aan ku shaqenenin. hadalkodah. sidah waafow iyo yarisow. oo kale nimankaas rag waayeh.

  3. Somali Xalaal ah | April 16, 2015 at 8:26 pm | Reply

    Doqontu ninkeeda kabihiisa ayay ku mashquulsantahay iyo siday lug iyo laba uga goyn lahayd. Bal eega naftaan caytameysa halkii ay ka taageri lahayd ninkeeda. Cuqdadlow caloolxumuu aakhirka u dhintaa.

    Inaad gaarto Tiirarka culumada soomaaliyeed sida Sh. Yusuf Direed waa liidka aad tahay iyo cudur kugu gaamuray ee dadkaaga dhinac ka raac jaabayahay raqiiska ah. C/Casiis waa siyaasi somaliyeed ee haddaad wax ku sheeganeyso la xisaabtan adoon habaar iyo caloolxumo isku dilin.

    • Wiil Surre DIR | April 21, 2015 at 1:16 am | Reply

      Waryaa Somali Xalaal ma tihit, ee waxaa aad tahay kuwa ku sheqeysan jiray ninkaan ee wiilasha Majeerteen ee Minneapolis nala jooga. Haddii aadan aheyn kuwaasna waxa tahay kuwa reer baadiyaha ah oo ninkaan ku soo dooran jiray, in uu yahay wiilkii shiekh yusuf. Hadaba haddii aad tahay wiilasha Majeerteen ee reer Minneapolis nala jooga. waa ogeyn ninkaan in uu idiin ahaa qabaan. Lakiin waxa eynaan ogeyn in uu hadda u leexday in qabaan u noqdo Xasan Xoolo. oo markii hore uu meelaha ku caayi jiray. oo maanta wuxuu xitaa u gooyey Ceyrkii uu daba fariisin jiray. Tan labaad waxa aad tiri waxaad afla gaadeysay Shiekh Yusuf Direed , taasi waa been. ku noqo oo akhri waxa aan ku qoray kor websitkaan. Ilaahey ayaa karaameyey Shiekh Yusuf , wuxuuna ahaa ooliyo. waliba waxaa u dheereyd in ahaa nin geesi ah oo tolkii iyo Somalida kalaba ey ku yaqaanin karti iyo sharaf. Lakiin caluuqaani, calooshiisa u sheeqeystaha ah ee dabadhilifnimadu dilatay, aan ka xishoon ceebta, Ma ah halyeeygii Shiekh Yusuf.
      horaa loo yiri , Wiil ma ah aabihiis oo meesha taagan.
      Cabdicasiis waa nin jaahil ah. oo been abuur ku sheegta Daktoornimo. waa nin aan aaminsaneyn Diinteen macaan ee Islaamka , hadana dadka marka uu lahadlayo akhiriya saliga iyo ashadaada si uu siro dadkeen xalaasha ah. waxa uu khiyaamo ku sameyey beesha Direed , maantana wuxuu uu doonayaa in uu khayaameyo Somali weyn , waliba dadka aan ilma adeertaye ee beesha Habargidir ee Hawiye ee aan Irrirnimada ku wada abtirsano.
      Ka digtonaad Somaliyey. oo tuuga shahaadada been abuurka wata ha
      ha la qabto. Wa bilaahi Towfiiq.

  4. mashalaah wan so dhawey ney naah. wanah tageereynaah

  5. Anigoo Reer Fiqi Muxumud ah, oo waliba beesha u ka dhashay Cabdilcasiis Shiekh Yusuf u yahay in adeerkey. Waliba anigoo ka dhashay Fiqi Muxumud Bari qeybta dagta Xeraale.
    Waxaan soo dhex galay warkaan ey is dhaafsadeen labada nin faaladood ku qoran tahay kor. Waxaa markhaanta Ilahey ka ahay. in warka uu halkaan cadeyey nin magaciisu yahay Wiil Surre u run yahay. Ninka kale oo isku tilmaamay Somali Xalaal waxaan weydineynaa su’aashan soo socota.
    Waxba kama qabno jecelka aad u qabto Ina Shiekh Yusuf, anaguna waa ka sii jecelahay oo ina adeerkaye. Hase yeeshee arrintu ma ah nin jecleysi. ee waa danta iyo hogaaminta beesha. Saas daraadeed Cabdicasiis wuxuu reerkan u ahaa hogaan magac muco ka badan 22 sano. Noo sheeg hal wax kaliya oo u qabtay reer Surre ama hoos ahaan Reer Fiqi Muxumud?
    Walaal Xalaalow haddii aad noo sheegto hal wax, garta ayaan ku siineynaa. oo Wiil Surre waanu xukumeynaa in xaal bixiyo. Mid kale oo aan dooneynaa in aan ku xasuusino in Cabdicasiis uu yahay nin ka gooni ah aabihii oo ahaa halyey oowliya ah. Hal aad tiri doqon ninkeeda kabihiisa ku mashquushaa. waa hadal gaf ah oo aad ku gardarantahay. Sababtoo ah: Wiil Surre oo kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu la xisaabtamo nin kasta oo beesha xil magaceeda u haya. OK.
    Haddii aad u heysto in Cabdicasiis uu yahay nin aan wax la weydiin karin ama dhaliil karin, waxey arrinkaaku akaan nin jecleysi doqonimo. Cid walba oo ka aheyn Ilahey iyo Rasuulkiisa waa in dhaliisha iyo xisaabtanka u furaataa.
    Somali Xaala ah wiilka isku tilmaamayow, baro macnaha ereyga XILQAAAD oo macnahiisu yahay cid kasta oo madax noqota waxaa qoorta gashatay xil, oo macnahiisu yahay ceeb. haddii eyna ka soo bixin shaqada loo dhiibay. Afafka qalaad kan Carabta waxaa loo yaqaan MAS-UUL oo macnaheedu yahay kan wixii xumaaday la weydiinayo iyo sababta uu wax uga qaban waayey iyo wax dadka uu xilka magacood ku hayaa ey gaari waayeen hormar. Afafka gaalada waxaa lugu yiraahaa; RESPOSIBLE oo macnaheedu yahay kii ka jawaabayay wax walba la xiriira hooshii loo dhiibtay.
    Hadaba ninkaan aad jeceshay ee anaguna aan jecelahay , in adeerkeen oo isla markaasna ah wiilkii halyeeyagii iyo shiekhayagii sharafle shiekh Yusuf. wuxuu ka jawaabi waayey su’aalaha la xiriir , waxaa uu wax ugu qaban waayey beesha

Leave a comment

Your email address will not be published.