Monthly Archives: October 2014









  • Dhageyso Beesha Surre oo uga digtay Xasan Culusow in uu tago Gobolka Hiiraan

    Dhageyso Beesha Surre oo uga digtay Xasan Culusow in uu tago Gobolka Hiiraan Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beesha Surre ayaa ka digay booqashada Xasan Culusow ee gobolka Hiiraan. Siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ayaa sababta Xasan sheikh u tagi Karin Baladweyne ku sheegay inuu wax ka qaban waayay madxweynaha dagaal beeleedyada ka taagan deeganada Deefow iyo Kabxanka […]



  • Kulan nabadeed oo beelaha Surre iyo Makane oo ka dhacay Baladweyne

    Kulan nabadeed oo beelaha Surre iyo Makane oo ka dhacay Baladweyne Waxaa isa soo taaray dadaalada iyo kulamada nabadeed oo ay sameynayaan Beelaha Soomaaliyeed ee nabada jecel ee ku dhaqan Gobolka Hiiraan. Beelaha Surre iyo Makane ayaa waxaa ay ku yeesheen kulan Nabadeed magaalada Baladweyne, halkaas oo ay isla qaateen in laga shaqeeyo nabada bulshada […]


  • Mudaaharaad balaaran ayaa ka dhacay Galbeedka Magaalada Baladweyne.

    Mudaaharaad balaaran ayaa ka dhacay Galbeedka Magaalada Baladweyne. Mudaharaadkan oo looga soo horjeeda dulmiga iyo mudaharaadyada colaada lagu hurin ee ka socda Bariga Baladweyne. Mudaharaadkaan ayaa yimid kadib markii uu ka dhacay mudaaharaad colaad lagu hurin bariga magaalada Baladweyne. Mudaharaadka laga soo abaabulay Galbeedka Baladweyne oo lagu taageerayo Nabada, laguna xusayo abaalka loo hayo walaalaha […]







  • OGEYSIIS Shir ay jaaliyada beesha Surre ee yurub ku yeelan doonaan London

    Diasporada beesha Surre ee uk waxaa lagu wargelinayaa rag iyo dumarba in la qabandoono shir muhim ah ay beeshu leedahay si looga xaajoodo xasilinta nabadda iyo xalinta khilaafaadka. Shirka wuxuu dhici doonaa maalinta 26.10.2014 saacadda 15.00 galabnimo waxaana lagu qabandoonaa london 95 bloemfonten road . London w12 7da. waxaa si gaar ah loo codsanayaa in […]


  • Waa sidee xaalada Degaanada Deefow iyo Kabxanleey

    Waa sidee xaalada Degaanada Deefow iyo Kabxanleey Waxaa degen xaalada degaanada Deefow iyo Kabxanleey maalmahan, halkaas oo ay ciidamada xaq u dirirka degaanadan ay ka wadaan howl galo lagu xoojin nabada, loogana difaaca cidii dulmi lasoo doonata degaanadan. Mar aanu la hadalnay ciidanka ku jira furinta hore ee difaaca ayaa inoo sheegay inay ka go’an […]



  • Wasiiradii Dagaalka Hiiraan loo xirsaaray oo Maanta la kulmay AMISOM.

    Wasiiradii Dagaalka Hiiraan loo xilsaaray oo Maanta la kulmay AMISOM. Gudigan ay dowladda Soomaaliya u xil saartay shalay dhameynta xiisada colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey oo katirsan gobolka Hiiraan halkaasoo ay ka dhaceen dagaal Beeleedyo dad ku dhinteen si loosoo afjaro xiisadaasi gacan ka hadalka ah, Gudoomiyaha gudigaasi shalay la magacaabay Nadiifo […]