Beel kale Oo Si Kulul Uga Hadashay Shirka Baladweyne

Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda qoomiyada beel weynta Direed ayaa maanta kulan balaaran waxa ay ku yeesheen magaalada caasimada ee Muqdisho.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxa ay diirada ku saareen Odayaasha dhibaatada ka taagan wali deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey oo kawada tirsan Gobolka Hiiraan Iyo Gogol nabadeed oo taala Magaalada baladweyne iyo arinta maamul u sameenta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.

Qaar kamid ah waxgaradkii ka hadlay kulanka kana soo jeeda beesha Surre oo dagta deegaanada Deefoow iyo kabxanley ayaa waxa ay si cad waxba kama jiraan ugu tilmaameen Gogosha Nabadeed ee taala Magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

“Waxaan umada Somaaliyeed u sheegeynaa in aysan jirin gogol nabadeed oo taala baladweyne,arinnta maamul usameynta waa arin la soo dhoodhoobay oo ariyo ah”Ayuu yiri mid kamid ah Wax garad kulanka ka hadlay.

Si kastaba beesha Surre oo kamid ah beel weynta direed waa Beeshii labaad ee ka soo horjeesata waxa baladweyne ka soconaya.

cowslafil.com

6 Comments on "Beel kale Oo Si Kulul Uga Hadashay Shirka Baladweyne"

  1. “HANQARAARAC LUG UMA DHUTIYO” (VIVA HIIRAAN)

  2. nacas waxad kahadleyso lamayaqaan ee ixtiraam nafsak

  3. WEY CADAHAY MESHA IN AY KASOCOTO SHIMBIRIYO HESA MARQAATI BA LAGA YAHAY TEDA KATE ISKADAA DEGMO QABIL KAMID AH QABA ILADA SOMALIYED TULO KADEGEN HIRAN WAD KU QASBAN TAHAY RALIGISA FICAN U GOBOLKA KUSOO BIRIYO CIDII DIDA EE IS CAMA KUSKUSTA QASAB BIL CANAG AYAD U QADAN DONTA XAWADLE SIXIR BADNE CID AD KAXOG IYO XELAD BADAN TIHIN MAJIRTO IN AD KALIDATIN MA HEEE EE NINKAGAN AMA NAGTADAN WADATA MAGACA FAISA AMA FAYSLT ISQABO XAWARA AN TABARTADA EHEEN BAD KUSOCOTAA BEERKA LAGAGA DHACAA EE SHIRKAN BENTA AH AD GURIGA SALI I I KALMEYA AH AD KU GOGLATAY KUNA SHEGTAY SALI NABAD ATALA GURIGEYGA WALAGUGU FAHMAY TUKSI LACAG ARURSI IYO CIDAN BEN ABUR AHAD KUDONEYSAA ISKA LAB LABO SALIGA TUKSIGA AD FID SATAY EE KULABO GURGAGA XABAD QUMYO RID AH HADAY KU JOGTO SOO QUMYO RIDO AWALADAN DIN IYO IMAN MIDNA LAHEEN EE GUUUUL IYO CIMIRI DHERI CAFIMAD LEH ISMAQAL IYO ISRAC BARAKA LEH UGU BARYAA QOWMIYADA DIREED EE MELKASTA XAQEDA KULA DAGALAMAYSO DHURWAYADA AFKU DHIGLAYASHA EE cADAYSTAY XARANTA KUFSIGA DHACA UMADA ISLAMKA ALAHA NAGA QABTO QOWMIYADA DIRED WAXAN IDINKAGA TAGAY GUUUUL IYO GOBA NIMO

  4. Hanqaraac goormaa noqoteen waa tii 9bilood buuraha dhagaxa dushiisa laydinku hayey

  5. xawdleh fasel afka ayey uga hartey. waayo waah wax la ogyahey sure xabadisa qof oo fod sarikarto majirto.hore ayaah lo wayey adiga oo sidii nagiih cadnah maso fodsari karo.markah amey dan nagu tahey in ad qadataan nabad oo nabad lagu wadah nolado. hadii aad dii daan wale sure baledweynah wuu sogalayaah wanah diyaah cid kahor is taagi karto malahan. sidey odayashinah ey shegeenbah. oo ey dhahen sure hadii eysan dowladah eysan naga so garin beledwenah way sogalayaan. walaahi in ey naga lafudu dahay biyo lacabey in aan hiiraan galno. lakin mid ayaan ilaalineynaah. in aan xad gudbin. ayaan ilaalilenaah. lakin hadii aad bilowdaan markan dad dansi waah lagalayaah taas ayanbah sugeyney. oo nag dabacad oo xawdaleh ah oo siqaxeyso jalalqsi u sii ordeyso waah la arkin

  6. Kkk hadaad Awoodaas iyo xoogaas leedahay maxaad Gobol surre loo yaqaano u yeelan weysey Sida Ciisaha (jabuuti) Isaaq.(S/land)Samaroon Gudibiirshi. (Boorame)okey nimankiinaan surre maxaad meel walba jaabo jaabo ugu tihiin? Waa su’aal aad u fudud Tusaale Xawaadlle waligiis intuu baxay gobol islaameed kuma duulin laakiin isaga gobolkiisa waa lagu soo duulaa oo wuxuu haystaa gobol barwaaqo ah marka waa in uu gobolkiisa difaacdo.

Leave a comment

Your email address will not be published.