Monthly Archives: May 2015

  • Baafin: Wariye Abdiaziz Hassan Barre Affeey

    Waxaan halkan ka baafin wariye Abdiaziz Hassan Barre Affeey oo ah wariyaheena (Cameraman) shabakada cowslafil uga howlgala magaalada Moqadishu ee caasimada dalka Soomaaliya. Wariya Abdiaziz Hassan B Affeey oo markii inooga war danbeysay 2014, ku sugnaa Mugadishu, ayaa waxaa ina soo gaaray warar kala duwan oo ay ka mid yihiin in Al-Shabaab ay gacanta ku […]








  • Dagaal Hada Ka Soconaya Nawaaxiga Sarta Burcad badeeda ee Degmada Marka

    Dagaal Xoogan Ayaa haatan ka soconaya Gudaha Magaalada Marka ee Xarunta Sh/hoose. Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidamada Maamulka Koofur galbeed Somaaliya ee dhawaan Dharka Cagaaran loogu qeybiyayay deegaano kamid ah Sh/hoose. Rasaasta ayaa Magaalada guud ahaan haatan laga maqlayaa waxaana ay bilaabtay kadib markii Maleeshiyo beeleed ay isku dayeen galinkii dambe ee shalay in ay […]




  • Golaha Badbaadada iyo Samata Bixinta Gobolka Hiiraan oo dhex galay Howlahooda.

    Wararka Naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ay bilaabeen howlahooda Golaha Badbaadada iyo Samata Bixinta Gobolka Hiiraan, Golahan oo ka dhashay Shirkii ay Beelaha Gobolka Hiiraan ku yeesheen Magaalada Deefoow ayaa waqtigan Xaadirka ah waxeey wadaan dadaalo ay ku mideeynayaan Shacabkii soo doortay. Gudiyada Golaha ayaa isu qaybiyay una kala safray […]


  • Dagaal Ka Socda Degmada Marka Iyo Shacabka Oo Barakac Bilaabay

    Waxa uu hadda dagaal ka socadaa degmada Marka, dagaaalkan ayaa wuxuu dhaxeeyaa maamulka degmda Marka iyo maleehsiyada Habargidir oo maalmahaanba daandaansi ka waday magaalada Marka. Dagaalkan oo bilowday gabaldhicii maanta oo ilaa hadana socda ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku dhinteen laba ruux oo labada dhinac ee dagaalamaya ka mid ah. Sida aan horey […]





  • Shirka Bariga Baladweyne iyo nabada ay ku baaqeen ma dhab baa mise waa dhalanteet

    Warbixinada inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Golaha Badbaadada iyo Samatabixinta Beelaha Gobolka Hiiraan ay ku howlan yihiin dhaqan gelinta hadafyada iyo qorshaha badbaadada shacabka Hiiraan. Golahan oo ay ku mideysan yihiin dhamaan beelaha Gobolka Hiiraan, marka laga reebo beesha Bariga Baladweyne ayaa ku dhisan qaab wadatashi iyo wax wada qabsi qodobeysan halkaas […]



  • Shirka Deefow: Golaha badbaadada, iyo samatabixinta beelaha Gobolka Hiiran

    Wararka inaga soo gaaraya Degmada Deefow ayaa sheegaya in masuuliyiinta halkaa isugu yimid ay ku dhawaaqeen Gole loogu magac daray Golaha badbaadada iyo samatabixinta Beelaha Gobolka Hiiraan. Golahan oo ay ku mideysan yihiin dhamaan inta badan beelaha Gobolka Hiiraan ayaa lagu doortay gudiyo kala duwan oo aan magacyadooda dhowaan idiin soo gudbin doono Insha Allaah. […]