Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo ah aqaanyahan Soomaaliyeed oo in ka badan 30 sano macallin ka ahaa jaamacado ku yaallo dalka Mareykanka ayaa wareysi lala yeeshay 2014-kii ku iftiimiyey hab-dhaqanka kala duwan ee madaxda Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna muujiyey in Somaliland u noqotay meesha kaliya iftiin yar uu kaga soo muuqday. Waxyaabaha uu Prof. Ahmed […]
Suldaan Saciid oo ka mid ahaa salaadiintii ka qeybgashay Shirkii Namabr 50 ayaa hadallo muhiim ah halkaasi ka jeediyey isagoo tusaalooyin usoo qaatay waayo badan oo uu usoo joogay. Suldaanka ayaa amaan kala dul dhacay Xildhibaan Saciid Maxamed Cali iyo siyaasi Muxyadiin Maxamed Xaaji oo uu ku amaanay tallaabada ku dayashada mudan ee ay ku […]
Sawirada soo socda wa kuwii ugu dambeeyey ee aan idin kaga haaynay shirkii wadatashiga ee ahaa ee lagu qabtay Degmada Nambar ee Gobolka Shabeelada hoose. Waxaan idin kaga muuqan doona mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka midyihiin Xildhibaan Saciid, Ex wasiir Muxdiin Maxamed Xaaji, Ugaaska guud ee Biimaal, Suldaan Saciid oo ah suldaanka Beesha Isaaq […]
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA