Monthly Archives: July 2014




  • Dhageyso: Malaaq Shiino Oo Jawaab Kulul Siiyay Mooryaan Axmed Diiriye & Beeshiisa

    Dhageyso: Malaaq Shiino Oo Jawaab Kulul Siiyay Mooryaan Axmed Diiriye & Beeshiisa Kulankan oo ahaa mid looga soo horjeeday, kulan dhawaan ka dhacay hotelka City Plaza ee magaaladda Muqdisho, ayaa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamida Odoyaasha iyo Cuqaasha beelaha kasoo jeeda Koonfurta dalka, gaar ahaan Waxgaradka Beelaha Digil/Mirifle iyo Biimaal. Odayaasha ayaa gashaanka u […]





  • Wararkii ugu danbeeyey ee Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Deefow

    Wararkii ugu danbeeyey ee Qasaarihii ka dhashay Dagaalka Deefow Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Hiiraan iyo Muqdisho ayaa sheegaya in dhibaato fara badan oo dhimasho iyo dhaawac badan uu ka soo gaaray beesha Duulaanka ku ah Degaanada Deefow iyo Kabxanleey, halkaas oo ay ku fashilmeen qorshaha guracan ee la rabay in lagu xusuuqo shacabka degaanka […]


  • Dhageyso: Maamulka Deegaanka Deefow oo ka hadlay dhibaatada ka jirta Gobolka Hiiraan

    Dhageyso: Maamulka Deegaanka Deefow oo ka hadlay dhibaatada ka jirta Gobolka Hiiraan Iyadoo weli ay gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka, ka taaganyihiin dagaal beeleedyo dhexmarey, beelaha Surre iyo Xawaadle oo wada dega Gobolka Hiiraan. Dagaaladda ayaa weli saasaantoodu jirtaa, xilli DFS ay u magacawday xaaladda gobolkaa xubno Wasiiro horkacayaa. Guddoomiyaha deegaanka Deefow, Axmed Aadan Xasan, […]



  • Baaq Deg Deg ah oo ku socda dhamaan Beelaha Surre

    Baaq Deg Deg ah oo ku socda dhamaan Beelaha Surre Waxaan halkan Baaq uga direynaa dhamaan dadka ku abtirsado Beelaha Surre in ay u midoobaan gardarada lagu hayo dadka iyo degaanada Surre. Waxaan ku cad falalka dulmiga ah ee lagu xalaaleystay in la laayo wiilashiina, la barakiciyo shacabkiina, lana gubo degaanadiina ay yihiin falal aysan […]


  • Garoonka diyaaradaha baladweyne oo albaabada la iskuuga dhuftay

    Garoonka diyaaradaha baladweyne oo albaabada la iskuuga dhuftay Wararka naga soo gaaraya gobolka hiiraan gaar ahaan degmada baladweyne ayaa waxaa uu Kuwaramayaa in saacado ka hor la xiray garonka diyaaradaha ka dib markii xaalada gobolka Faraha uu kabaxay sida ay sheegayaan saraakiisha ciidamada amisoom ee jooga hiiraan. Arintaan ayaa waxaa loo aaneynayaa dhibaatadii saaka ka […]



  • Deefow Oo Gebi Ahaan La Gubay

    Deefow Oo Gebi Ahaan La Gubay Maleeshiyada dowladda ee gobolka Hiiraan ee maanta duulaanka ku soo qaaday deegaanka Deefow ayaa dab qabadsiiyay dhamaan guryihii deegaankaas. Maleeshiyada duulaanka ku qaaday Deefow ayaa ka hor inta aysan gelin magaalada ku garaacay madaafiicda nooca P10 loo yaqaano, kadibna halkaas ku dilay caruur iyo haween. Horay ayaa maleeshiyadan waxa […]


  • Beesha Xawaadle oo maanta markale u adeegsatay hubkii Qaranka in ay

    Beesha Xawaadle oo maanta markale u adeegsatay hubkii Qaranka in ay ku layaan dadka Degaanka Deefow Saakay aroortii ayaa waxaa lagu garaacay madaafiicda P10’ka oo aanan loo aabe yeelin shacab, maato, caruurta ku dhaqan magaalada Deefow. Beesha Xawaadle oo markii ay dagaalka fool ka foolka wax ku qaadi waayeen ayaa markale si qaldan u isticmaalay […]


  • Dagaal Galabta Ka Dhacay Deegaanka Buushka ee Sh.Hoose

    Dagaal Galabta Ka Dhacay Deegaanka Buushka ee Sh.Hoose Dagaal mudo socday ayaa maanta gabal-dhacii waxa uu ka dhacay deegaanka Buusha ee gobolka Sh.Hoose. Dagaalkan oo u dhexeeya ciidamada deegaanka iyo Maleeshiyada beeleedka gobolka ku soo duulay ayaa waxa uu bilowday kadib markii ciidamada deegaanka ay weerareen goob ay maleeshiyada Axmed Diiriye ka fadhiyeen nawaaxiga Buushka. […]



  • Ciidamada Jabuuti oo kala dhax galaya Maleeshiyo beeleed ku dagaallamay Deefow

    Ciidamada Jabuuti oo kala dhax galaya Maleeshiyo beeleed ku dagaallamay Deefow Ciidamada ka socda dalka Jabuuti ee Hiil Walaal, qeybna ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la go’aamiyey iney kala dhex galaan labo maleeshiyo beeleed oo shalay ku dagaallamay deegaan ka tirsan magaalada Baledywene ee gobolka Hiiraan. Kulan ay maanta magaalada Beledweyne ku […]



  • DHEGEYSO:-Xaaladda Deefoow & Kabxanleey oo Saakay Degan kedib Dagalao ka dhacay.

    Maanta oo ay Xaldu Degantahay Deeganadii dhowaan lgu Dagalamay ee Deefow iyo Kabxanley ee Gobolkaasi ka Tirsan. Maamulka Magalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan aya sheegay in Baaq dhinaca Nabadda ah ay u direen dhinacyadii Halkaasi isku hayay isla Markaana ay saakay Xaladdu tahay mid ka yara degan sidii ay Shalay iyo Maalmihii ka Horeeyy hayd. Gudoomiyaha Magaalada […]