Degmada Bacaadweyne Ee Gobolka Mudug ayaa laga soo sheegayaa in ay aad u kaceen qiimaha la kala siisto Booyadaha Biyaha ee ay dadku isticmaalaan, Booyda Biyaha ayaa la sheegayaa in la kala siisto qiimo dhan 250 doolar. Gudoomiyaha degmada Axmed Daahir oo la hadlay Markacadey ayaa sheegay in xaalad nolol xumo oo aad u liidata […]
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA