Baaq ay soo saareen beelaha Surre ee Kabxanleey iyo Deefoow Inagoo ah hogaanka dhaqanka, culuma udiinka, dhalinyarada, aqoonyahanada beesha Surre ee Kabxanleey iyo Deefoow waxaan halkan ka direynaa Baaq aan ku ifineyno dhow arrimood oo kala ah; 1. Dhibaatooyinka faraha badan ee lagu hayo beelaha Surre ee ka soo jeeda degaanada Kabxanleey, Madiina, iyo Deefoow […]
BEESHA Bariga Baladweyne OO NIYAD JAB IYO JIIF LA,AAN KU DHACDAY MARKEY MAQLEEN HUGAN GAADIIDKA DAGAALKA EE BEESHA SURRE Waxaa isa soo taraya baqdinta iyo jiif la,aanta ku dhacdey ciidamadii beesha xawaadle oo ay dhinac socdaan ciidamo DFS oo gacan siinaya beesha xawaadle, ka dib markii ay ka seexan waayeen Guuxa iyo sawaxanka ciidamada beesha […]
Ninka Sheegta Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, BBC iyo VOA oo Fashilmay(Maql iyo Muuqaal). cowslafil.com
Beesha Surre: C/fataax Xassan Afrax waa Beenloow Wax kulan ah oo na dhexmarayna Ma jiraan. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xassan Afrax oo u waramaayay Idaacada Bar-Kulan ayaa wuxuu u sheegay In uu kormeer ku tagay Goobihii ay dagaaladu ka dhaceen ee Gobolka Hiiraan isla markaana uu la kulmay Labadii Garab ee halkaas ku dagaalamay, C/fataax […]
Beesha Surre oo ka jawaabtay Suugaantii Deel Qaafka ee Beesha Bariga Baladweeyne wax ka dagtaa ku Weerartay. cowslafil.com
Beesha Bariga Baladweeyne wax ka degtaa oo Suugaan ku weerartay Beesha Surre. cowslafil.com
Beesha Bariga Baladweyne oo ku soo uruurisay ciidan beeleed isugu jira Shabaab iyo ciidanka maamulka Gobolka degaanka Deefow Beesha Bariga Baladweyne wax ka degta ayaa diiday isku day walba oo nabadeed, kuna adkeysatay inaysan wax ka bedeleyn qorshaha guracan ee dhulboobka, dulmiga ay ku hayaan beelaha degen Kabxanley iyo Deefow, isla mar ahaantaana ka dhaqa […]
Beesha Surre oo ka hadashay waxa aasaaska u ah dagaalka Kabxanley iyo Deefow cowslafil.com
Bayaan ay soo saareen Haweenka Qowmiyada Direed ee Muqdisho !!! Ku: Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka Soomaaliya Ku: Raysal wasaaraha Jamh. Federaalka Soomaaliya Ku: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Qaranka Ku: Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ku: Wakiilka Midowga Afrika Ku: Wakiilka Urur Goboleedka IGAD Ku: Bahda Saxaafadda Xarumahooda Ku: Dhammaan Wadamada Daneeya Arrimaha Soomaaliya Ujeeddo: Bayaan Shir […]
Gudoomiyaha Xisbiga Shacabka Geeska Afrika Oo Ka hadlay Dagaalka Dhul Boobka ah Ee Laga Wado Degmooyinka Deefoow iyo Kabxanley Waxaan dhamaanteen ka wada war qabnaa dhul boobka ka billoowday Somaliya markii xukumada Xasan sheekh madaxda ka yahay talada dalka ay qabatay, Su’aalaha la is weydiinayo waxaa ugu weyn NGO yada dalka qabsaday miyaa ka dambeeya […]
BeeshaSurre oo Canbaareeyay BBC IYO VOA oo aad ugu dhex Ceebeeysan Ummadda Soomaaliyeed Dhexdeeda. cowslafil.com
Beesha Surre oo Shuruud ku Xirtay Wada hadal Dhex mara ayaga iyo Beesha wax Kadagta Bariga Baladweeyne. Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Beesha Surre ay Shuruud ku xirtay wada hadal dhex mara iyaga iyo Beesha Bariga Baladweeyne wax ka dagta, Ciidamada Amisom iyo Odayaal Dhaqameed iyo Wax garad […]
Maxay ka yiraahdeen warbaahinta Kilinka Shanaad wararka in Liyuuga ay garab siinayaan beel ka mid ah beelaha ku dagaalamay Deefow Warbaahinta Soomaaliya iyo Tan Kilinka Shanaad ayaa Qolobo si uga hadashay Dagaal laysku noq noqday oo Galinkii dambe ee Daraad ilaa maalinkii shalay ahaa kadhacayay Deegaamo dhaca xadka Itoobiya iyo Soomaaliya Gaar ahaan Gudaha Dalka […]
Dhageyso: Xiisad dagaal oo weli ka taagan degaanada Deefow iyo Kabxanley cowslafil.com
Dhageyso: Xaalada degaanada lagu dagaalamay ee Deefow iyo Kabxanley cowslafil.com
Rasaas Cul Culus Oo Laga Maqlayo Baladweyne Wararka aanu ka helnay degaanada Deefow iyo Kabxanley ayaa sheegaya in saaka uu dib u qarxay dagaalka u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed. Dagaalka ayaa ka soconaya deegaanada deefow iyo kabxanleey,waxaana la sheegayaa in rasaas cul culus ay is weydaarsanayaan dhinacyada dagaalamaya. Dadka ku nool magaalada Baladweyne ayaa sheegaya […]
Dhageyso waraysi dagaalka Deefow ka dhacay maanta cowslafil.com
Bariga Baladweyne oo bandow la saaray iyo dagaal xoogan oo weli ka socda Kabxanleey iyo Deefow Xaalada Bariga Baladweyne oo maanta aad u kacsan oo ay soo saameysay dagaal aad u culus oo saakay ka bilowday degaankada Kabxanleey, Deefow, Xuduwagle, iyo Maxamuud Gacal. Dagaalkan oo ka duwan dagaaladii horey ugu dhacay halkaa ka dib markii […]
Xigasho shabakada wararka caalamiga ee deefow.com Dagaaladii Ugu Balaarnaa Abid ka dhaca Gobolka Hiiraan oo Maanta Dhacay Walina Socda(Warbixin) Maxaa dhacay Subaxnimadii Maanta. Subaxnimadii Maanta ayaa Ciidamada Kabxanleey iy Deefoow isu Qaybiyeen Dhowr Jiho oo kala ah Deefoow,Xuduwagle iyo Maxamuud Gacal ayagoo Xeerinaaya in Meel walba ay banaan tahay in uu Dagaalku Gaaro. Xuduwagle iyo […]
Wararkii ugu danbeeyey ee Dagaalkii ka dhacey saakay aroortii hore degaanka Deefow oo ugu danbeyntii u gacan galaya dadka degaanka Wararka ugudanbeeya ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyadka Ku heybta ah Maamulka Gobolka hiiraan lagala wareegay deegaanka Deefow oo saaka aroortii uu dagaal culus ka dhacay. Dhinacii maalmahaan guryahooda dibad jooga ka ahaa ayaa lagu […]
Gobolka Hiiraan oo uu ka jiro Argagax iyo Ciidamada Kabxanleey iyo Deefoow oo si weeyn isu soo Abaabulay. Magaalada Baladweeyne barigeeda ayaa Wararka naga soo gaarayo waxeey sheegayaan in uu ka jiro argagax weeyn kadib markii ay abaabul weeyn ay sameeyeen Ciidamada deegaanka Kabxanleey iyo Deefoow Wararka waxeey intaas ku darayaan in Maleeshiyada Bariga Baladweeyne […]
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA