Monthly Archives: July 2019




  • BAAQ NABADEED URURKA MIDNIMADA DIR KA SOO SAARAY COLAADDA DEGAANKA CEEL-AFEYN EE GOBOLKA SANAAG

    Ururka Midnimada Dir(UMD),oo ah urur ay kumideysan yihiin Ugaasyo,Salaadiin,Cuqaal,Siyaasiyiin, Aqoonyahan iyo waxgarad fara badan oo rag iyo dumarba leh, wuxu baaq nabadeed u dirayaa walaalaha wadadhashay ee sida sabab iyo ujeeddo la`aanta ah isugu dilaya degaanka Ceel-Afweyn ee gobolkaSanaag. Waxan leennahay walaalayaal aakhiradiinna ubaqa. Kan wax dilay iyo kan ladilayba cadaabbey muteysanayaan, adduunyadana midkiinna guul […]