Maamulka Koofur galbeed oo isku tashtay,Daawo Sawirrada

Ku dhawaad 400 oo Askari oo hoostaga Maamulka Koofur Galbeed ayaa tababar loogu soo xiray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xassan oo soo xiray tababarka ayaa sheegay in Ciidamadaan uu ka rajeynayo inay la wareegaan Amaanka Sadexda Gobolka ee Bay, Bakool iyo Sh/hoose.

Wasiirka Hubka ka dhigista iyo Maleeshiyaad ayaa sheegay in aysan jiri karin cid aan aheyn Ciidamada Maamulka Koofur galbeed oo hub ka dhex sita Gobolada Maamulka.

Halkaan ka Daawo Sawirrada.

ciidan_baydhabo_01

ciidan_baydhabo_02

ciidan_baydhabo_03

ciidan_baydhabo_04

ciidan_baydhabo_05

ciidan_baydhabo_06

cowslafil.com

Be the first to comment on "Maamulka Koofur galbeed oo isku tashtay,Daawo Sawirrada"

Leave a comment

Your email address will not be published.