Madaxweynaha Somali State Mustafe cagjar intii uu xilka hayey ayaa waxaa soo kordhay in degaano horleh oo ay ku dhaqan yihiin shacab Direed ay ka geystaan ciidanka Liyuu boliiska xusuuq iyo in la gumaado dad shacab ah. Degaanadii ugu danbeeyey oo ay ciidanka Liyuu Booliska xusuuqa ka geysteen ayaa kala ah * Degaanka Gaashaamo * […]
Ka dib socdaal 5 maalmood ah ayaa dadkii ka soo badbaaday xusuuqii ka dhacay degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey waxaa ay soo gaareen degaano ku dhow degmada Luuq. Dadkan oo leh waayeel, dumar, iyo caruur intaba ayaa ka hadlay xusuuqii ay u geysteen ciidamada New Ogaadeeniya, ka daawo halkan cowslafil.com
Waxaa si arxan daro ah loogu laayey dad shacab oo oo ku dhaqan Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey ee degmada Baareey ee dowlad degaanka Soomaali Galbeed. Waxaa ficilkan waxashnimada ah oo ay ku gumaadeen ciidamada New Ogaadeeniya dad shacab ah oo degaanada ku dhaqan si kulul uga hadlay wax garad ka soo jeeda beelaha Direed. Halkan […]
Degaanada Fadhiweyne iyo Haarxodeey ee degmada Baareey ee dowlad degaanka Soomaali Galbeed ayaa waxaa dhawaan si arxan daro ah loogu laayey dad shacab, waxaana falkaas waxashnimada ah ka danbeeyey ciidamada dowlad degaanka Somali State ee dalka Itoobiya ee loo yaqaan Liyuu police. Waxaa kulanka baroordiiqa ah ku qabtay magaalada Muqdisho waxgarad, odayaal, aqoonyano, iyo xildhibaano […]
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA