Shirkii beelaha Dirka oo lagu soo gabo gabeeyey magaalada Boorama waxaa uu ka mid yahay shirarkii dhaqanka oo ay beelaha Direed uga tashan aayahooda. Shirkan oo ah kulan xiga shirkii beelaha Direed ee lagu qabtay caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababe. Hadaba halkan ka daawo shirka ka dhacay magaalada Boorame iyo qodobadii ka soo baxay […]
Salaadiinta, Ugaasyada, Boqorada, Odayaasha, waxgaradka, Siyaasiinta, Aqooyahanka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Saraakiisha beelweynta Direed ee ku bahoobay Ururka MIDNIMADA Direed, waxay halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobin karin uga soo dirayaan labada beelood ee walaalaha ah ee ka tirsan beelweynta Direed ee kala ah beesha Ciise iyo beesha Gurgure ee heshiisku ku dhexmay magaalada […]
Halkan ka daawo hogaanka dhaqanka beelaha Mandaluud Dir ee Gadabuursi oo soo dhaweeyey Madaxdhaqameedka Beelaha Dir cowslafil.com
Baaq nabadeed oo ku socda walaalaha Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud, cowslafil.com
Waxaa magaalada Hargeysa Baaq nabadeed ka diraya Salaadiin, Ugaasyo, Cuqaal, Waxgarad iyo dhamaan oday dhaqameedka reer Somaliland, oo ka codsan in si deg deg ah oo sharuud la’aan loo joojiyo gacan ka hadalka iyo dirirta u dhaxeysa beelaha walaalaha degaanka Xeraale. Waxgaradkan oo ku sheegay dhibka halkaa ka dhacay in uu si gaar ah u […]
Duqeyda iyo dhaqanka beelaha Boorama oo baaq nabadeed iyo tacsi halkan uga diraya dadka walaalaha ah ee ku dagaalamay degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. cowslafil.com
Waxaa degmada Errar ee gobolka City ka socda kulan ay ka soo qeyb galeen oday dhaqameedyo ka wada halkaa heshiiska beelaha walaalaha ah ee Ciise iyo Gurgure. halkan ka daawo kulanka isagoo muuqaal ah: cowslafil.com
Halkan ka daawo Suldaan Dhawal oo ka jawaabaya hadalka meel ka dhaca ah ee ka soo yeeray Mustafe Cagjar: cowslafil.com
Waxaa maalmo ka hor ka hadlay barlamaanka Somaliland Xildhibaano ay isku heyb yihiin Mustafe Cagjar oo iyagana Dhaleeceen u soo jeediyey Shirka dhaqan ee nabadeed oo ay beelaha Dirka ku qabsadeen caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Abeba. Shirkan oo ahaa shir dhaqan iyo isbarasho oo ay yeesheen beelo walaala ah oo ku abtirsada Dirka, beelahaas […]
Waxaan isa soo taraya jawaabaha ka imaan boqorada, ganacsatada, iyo waxgaradka beelaha Direed ee ka soo jeeda degaanka Somali State, iyagoo cambaareyn hadalkii meel ka dhaca ahaa ee ka soo yeeray Madaxweyne Mustafe Cagjar: Halkan ka daawo Rug cadaa iyo ganacsade Xaaji Maxamuud Aare Meecaad oo u jawaabaya Mustafe Cagjar: cowslafil.com
Shacabka Degaanka Nusdariiq ee Somali State ayaa maanta ku mudaharaaday nidaam xumo iyo fowdo kaga timid ciidanka New boliiska wax ka jooga magaaladaas. Ka dib mudaharaadkii Shacabka ayaa ciidanka degaanka waxa ay magaalada ka saareen New Booliska fowdada ka waday halkaa. cowslafil.com
Boqorka Guud ee Beelaha Direed Xaaji Maxamed Nuur Isaaq ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii meel ka dhaca ee ka soo yeeray Mustafe Cagjar. Halkan ka daawo Boqorka oo u jawaabaya Ina Cagjar cowslafil.com
Halkan ka daawo Ugaas Abdirizaak Kowsaar Ali oo jooga Jamhuuriyada Somaliland oo ka jawaabaya hadalada xadgudubyada iyo meel ka dhaca ay ku hadleen rag masuuliyiin ah. cowslafil.com
Ku: Saxaafada ku hadasha afka Somaliga Ogeysiin: Xukuumada Somali State Ogeysiin: Xukuumada federaalka ah ee dadka Itoobiya Ururka UMD oo warsaxaafadeed ka soo saaray hadalka Madaxweyne Mustafe Cagjar uu kaga jawaabay Shirkii beelaha Direed ee ka dhacay Caasimada dalka Itoobiya – Addis Abeba Ururka Midnimada Direed waa urur ay ku midoobeen haldoorka beelaha Direed ee […]
Waxaan markale halkan idiinku soo gudbin qodobadii shirweynaha koowaad ee beelaha Direed oo ay so daayeen TV’yada caalamiga ee ka howl gala geeska Afrika: cowslafil.com
Guul iyo Gobonaimo, Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo. Shirweynaha Beelaha Direed ee ka socday Adis Ababe ayaa maanta la soo gabao gabeeyey, qodobadii ka soo baxay ayaa ahaa sidan: cowslafil.com
Waxaan halkan idinku soo gudbin wafdi uu hagaamin Abaa Gadhaa Kadiir oo ka soo qeyb galay shirka walaalaha Direed, ayna la socdeen beelo Direed oo ku hadla afka Oromada. Abaa Gadhaa Kadiir ayaa halkaa ka soo jeediyey hadalo qiimo badan, halkan ka daawo: cowslafil.com
Waxaan halkan idiinku soo gudbin shirkii beelaha Direed oo socda maalinta labaad, iyo talo wadaag iyo wadatashi balaaran oo dhex maray dhamaan haldoorka beelaha Direed ee ka soo qeyb galay shirkan. Shirkan oo lagu hadlayey afaf kala duwan ee looga hadlo dhamaan maamulada iyo degaanada Itoobiya, ayaa wuxuu ahaa shir aad u xiiso badan, halka […]
Waxaa maalintii labaad ka socda shir ay beelaha Direed uga tashan aayahooda iyo danahooda mustaqbalka dhow iyo kan fog intaba. Shirkan oo dadka ka soo qeyb galay ay kor u dhaafayaan 1200, in intaa ka badana ay ku sugan yihiin caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababe, ayaa hadda waxaa la soo gaaray xilligii qadada, halkaas […]
Waxaan halkan idiinku soo gudbin waraysiyo laga qaaday haldoorka shirka ku soo qulqulaya subaxnimada jimcaha, 01.maarso.2019, saacada 09:00 aroornimo. cowslafil.com
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA