Monthly Archives: December 2014


  • Maxaa Ka Soo Kordhay Daaglaakii Deefow

    Maxaa Ka Soo Kordhay Daaglaakii Deefow Deegaanka deefow ee gobolka hiiraan oo saaka aroortii ay kabilowdeen dagaallo cul culus ayaa hada wararkii ugu dambeeyay ee ku soo dhacaya warqabdka Radio danan ee muqdisho u sheegayaa in xabadu ay yara qabowday. Dhawaqa rasaasta fud fudud iyo Mida Cul Culus ayaa dagaalka la isu adeegsaday,xiriiro aan la […]


  • Dhageyso dagaalka saaka ka bilowday Deefow

    Dhageyso: Maleeshiyo Beeleed Hoostago Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Dagaal Ku Qaaday Deegaanka Deefow Dagaal culus oo saakey 5-ta subaxnimo Deegaanka Deefow ka bilowday ayaa la soo sheegayaa inuu weli soconayo. Dagaalka ayaa u dhexeeyo ciidamo ka amar qaato gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax oo weerar ku qaaday ciidamo madani ah oo ka soo jeedo […]


  • BAAQ ku socda dhamaan Beelaha Surre iyo walaalaha Direed dhamaan

    BAAQ ku socda dhamaan Beelaha Surre iyo walaalaha Direed dhamaan Waxaa ka socda dalka soommaaliya, gaar ahaan Sh. hoose iyo Hiiraan qorshe guracan oo qabyaalad iyo isir sifeyn lagu hayo beelaha Direed ee ku dhaqan koonfurta Soomaaliya. Waxaa haddada socda dagaal ku wajahan walaalaha Surre ee degaanka Kabxanleey, Madiina, iyo Deefow halkaas oo ay beel […]




  • Saansaan coladeed iyo wada hadalo nabadeed oo ka socda Baladweyne

    Saansaan coladeed iyo wada hadalo nabadeed oo ka socda Baladweyne Wararka inaga soo gaaraya degaanada Kabxanleey iyo Deefoow ayaa sheegaya in maleeshiyada xawaadle ee lagu soo daadgureeyey duleedka degaanadan ay saldhig ka dhigteen seddex meelood. Saakayna ay dagaal ka soo qaadeen meel ka mid ah meelaha ay colaada ka hurin, lana kulmeen iska caabin xoogan […]