Monthly Archives: February 2019




  • Shirweynaha Beelaha Direed oo ka dhici Caasimada Dalka Itoobiya ee Adis Ababa

    Waxaan la socodsiin dhamaan haldoorka beelweynta Direed ee ku dhaqan dunada dacaladeeda, in dhowaan uu dhici doono shir taariiqi ah oo ay isugu iman dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee ku abtirsada Beelaha Dirka. Shirkan oo bilaaban maalin qamiis, taariiqduna ay tahay 28.febraayo.2019, wuxuuna socon doonaa shirkan ilaa 3 maalmood, halka shirka uu ku eg […]


  • Baaq: Diidmo ciidan qabiil gaar ah oo matalaya ciidanka qaranka ee Somali State

    BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM Ku: Raiisal wasaaraha Dawlada Federalka ah ee Itoobiya mudane Abiy Ahmed Ku: Madaxweyne Dawlada deeganka Somali State mudane Musafe Cagjar Ku: Saxaafada Afka Somaliga iyo saxaafada Dalka Itoobiya. OG: Gudoomiyaha XDSHSI mudana Ahmed Shide Ujeedo Baaq: Salaadiinta, Boqorada, Ugaasyada, Cuqaasha, saraakiisha, siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo waxgaradka beelweynta Direed ee ku bahoobay Ururka Midnimada […]


  • URURKA MIDNIMADA DIREED OO HAMBALYO U DIRAYO UGAASKA GURGURE

    U/M/D 006/2019 Hambalyo: Ugaaska Beelweynta Gurgure (Curadkii Direed) Boqorada, Salaadiinta, Ugaasyada, Waxgaradka Iyo dhamaan qaybaha kale duwan ee bulshada Ururka Midnimada Direed (UMD) waxay halkan hambalyo xambaarsan farxad aan lasoo koobi karin uga dirayaan Ugaas Siyaad Daa’uud Cumar oo maanta (09.Febraayo.2019) lagu caleemo saaray magaalada Dire Dhabe. Hadaba anagoo ah Hogaanka, Madax dhaqameedkii, Aqoonyahanka, Dhalinyarada […]



  • Xaflad caleemo saarka ugaaska Beelweynta Gurgure, Ugaas Siyaad Daa’uud Cumar

      Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 09.febraayo.2019 lagu qabtay xaflad lagu caleemo saari Ugaaska 54’aad ee Beelweynta Gurgure, Madaxweyne Dir (curadka Beelaha Direed).   Kulankan caleemo saarka Ugaaska Direed ugaas Siyaad Daa’uud Cumar ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Dire dhabe, garoonka kubada cagta ee magaaladan, halka ay marti sharafta iyo dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan […]