Kulan sedax Maalmood ka socda Magaalada Muqdiho ayaa waxaa maanta laga soo saaray war saxaafadeed ka kooban noqolo farabadan waxaana ay ku sheegeen in ay ka soo hor jeedaan Gudiga 14 xubnood ee maamul usameynta hiiraan iyo shabeelaha dhexe. Waxaana ay cadeeyeen in aysan Aqbali doonin wax kasta oo gudigaas ay soo sameeyeen. Waxaana kulanka […]
Sanadkii 2012 ilaa 2015 ayaa waxaa dadka soomaaliyeed iyo caalamka intiisa kaleba ay marqaati ka noqdeey ciidamada huwan magaca qaran, isla mar ahaantaan ku duulo degaano dad shacab ah oo soomaaliyeed, halkaas oo ay gebi’ahaanba dab qabadsiiyeen degaanada sida Number 50, Kabxanley, iyo Deefoow. Saaxibada caalamka ayaa dowlada soomaaliya u sheegtay inay baaraan, waxna ka […]
Degmada Kabxanley ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa Maanta laba jeer ku wada Dagaalamay Maleeshiyaad ka soo duulay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan iyo Ciidamada Deegaanka kabxanley ee Deegaan ahaan ka soo jeeda halkaa. Waxaana dagaalka soo qaaday Maleeshiyaadka Ka soo duulay Beledweyne waxaana dadka Deegaanka sheegayaan in ay iska caabiyeen Wareysi lala yeelashay Cabdi […]
Suldaan Bashiir Maxamed Geelle oo ah Gudoomiyaha Golaha Marjaca ee Xisbiga Shacabka Geeska Afrika ayaa ka hadlay, doorashada Sanada 2016-ka ee soo aadan iyo doorka Xisbigaas uu ku lahaan karo wax k bedelidda siyaasadda Dalka. Suldaanka oo ah shaqsi howla badan ka soo qabtay maamuladii dalka soo maray, haddana ku dhaqan dalka Norway ayaa mar […]
Hay’ada Monitoring Group’ka ayaa qoraal sanadeedkooda ku soo qaatay xusuuqa, dagaalada iyo dhibaatada lagu hayey beelaha Surre ee ku dhaqan gobolka Hiiraan (Kabxanley iyo Deefoow). Qoraalkan oo u qoran sidan hoos ku xusan (English): ————————————————— Annex 6.3.a: Commission of violations of international law involving the targeting of civilians in the villages of Kabxanley and Defow, […]
Jaamacadda Hargeysa ayaa xaflada sagootin ah waxay u qabatay Ardeyda ka qalin jabisay sanadkan Kuliyada dhaqaalaha. Munaasabada sagootinta ah oo lagu qabtay Hoteel Crown ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay gudoomiyaha Jaamacada Hargeysa, Maamulka kuliyada dhaqaalaha,macalimiinta kuliyadaas iyo marti sharaf kale. Gudoomiyaha jaamacada Hargeysa Mahdi Cismaan Buuri oo ka hadlay munaasibadan ayaa […]
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inay arin adag tahay cadeymo rasmi ah in loo helo kiisaska la xiriira falalka kufsiga ah ee ka dhaca Magaalada Muqdisho iyo deeganada ku xeeran. Axmed Cali Daahir, ayaa wuxuu sheegay marka uu dhaco Kufsiga inay muhiim tahay in maxkamada horteeda la keeno cadeymo […]
Wararka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kusoo waramaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal uy dhaxeeya Maleeshiyo ka wada tirsan Maamulka Magaalada Beledweyne. Dagaalka ayaa sida la sheegay yimid kadib markii Maleeshiyada ay ku murmeen canshuur iyo maamulka Xaafada Howl-wadaag ee Beledweyne, sidaa ay ku kala safteen Maleeshiyada qaab beeleed ahaan. Maamulka […]
Video: Halkan ka daawo sawiro kooban marxaladihii kala duwanaa ay soo mareen degaanada Kabxanley iyo Deefoow oo haatan ay beelaha Surre dib u hanteen dhamaan degaanadoodii: cowslafil.com
Waxaa isa soo taray warar sheegaya in Diyaarada ku soo dhacday carbiska ee laga leeyahay dalka Masar ay u siday saanad hub ah gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifatax Afrax. Ka dib markii ilaa in muddo ah wax dagaal ah uusan ka dhicin Gobolka Hiiraan, ka dib guul daro badan oo soo wajahday ciidan beeleedka qaran ku […]
Suldaanka guud ee beesha Biimaal Suldaan Dr.Ibrahin Cabdullahi Cadow ayaa Qudbad taariikhi ah ka jeediyay xafladda caleema-saarkiisa. cowslafil.com
Gudoomiyaha Qowmiyada Dir ee Qaarada Yurub ayaa ka dagay shirqoolo iyo isir sifeyn cusub oo lala maagan yahay Qowmiyada Direed Halkan ka daawo Siyaasi Daahir Xaaji Boqore: cowslafil.com
Waxaa lagu wadaa in xilkii laga qaaday Xasan Jaamici oo horay ugu magacownaa taliyaha ururka labaad ee guutada seddexaad ee ciidamada dowladda loo magacaabo sarkaal ka mid ah saraakiisha ciidamada deegaanka. Xog ay heshay shabakda markanews ayaa sheegeysa in wafdigii ciidan ee ka socday dowladda ee dhowaan tegay magaalada No 50 ay u soo jeediyeen […]
Xog aan ka helnay saraakiisha ciidamada deegaanka ee ku sugan No 50, goobjoogna ka ahaa kulan gaar ah oo No 50 ku dhex maray saraakiisha maleeshiyada dowladda Soomaliya iyo kuwa ciidamada deegaanka ayaa waxaa noo suuragashay inaan xog buuxda ka helno wixii ka dhacay No 50, iyo wixii ka soo baxay. Kulanka ayaa ismarxabeyn iyo […]
Diyaaradan oo Maqribnimadii caawa soo gaartay Garoonka Aadan Cadde, inkastoo aanay ka cago dhigin, ayaa waxay xilligii Salaadda Cisha ka dib ay ku dhacday Deegaanka Carbiska Ee Degmada Afgooye. Diyaaradda oo aan la garanayn dalka laga lee yahay, ayaa waxaa saarneyd lix nin oo Masaari ah, iyadoona uu dab qabsaday diyaaradaasi, walow aysan waxyeelo ka […]
Gudoonka Baarlamaanka fedaraalka ayaa war uu shalay soo saaray ku sheegay maanta dib loo bilaabi doono wadahadaladalagu xalinayao Mooshinka ka dhanka ah Madaxweyne Xasan Sheekh. cowslafil.com
Saraakiil uu hugaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Muqdisho Cabdalla Xuseen Cali ayaa shalay gaaray Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hoose. Mas’uuliyiinta oo kala ahaa- Cabdalla Xuseen Cali W.ku xigeenka Wasaarada Gaashaandiga. .Cali Baashi, Abaan duulaha Ciidamada. .Caynte Hogaanka Ciidanka. .C/hi Macallin Nuur Taliyaha Zaadka. .Maxamed Maxamuud Saney Taliyah Q/1aad ee 12ka Abriil. .Buraale Abaan duulaha […]
Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka fedaraalka Mahad Cabdalla Cawad oo mudo ku dhawaad bil ku sugnaa Deegaanada Maamulka Puntland ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Gudoomiye Mahad ayaa markii uu kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cade ka warbixiyey Safarkiisa iyo waxa usoo qabsoomay. cowslafil.com
Kooxda qayla dhaan ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa hees ay soo qaadeen ku cabiray cida heysa talada dalka iyo hagar daamada ka jirta. cowslafil.com
Mid ka mid ah Tv-yada Afka Soomaaliga ku hadla ee lagu magacaabo Somali Cable ayaa Barnaamij xiisa badan ka diyaariyey xilka qaadista lagu sameenayo Madaxweynha Dowlada Fedaraalka Xasan Sheekh. Dooda ayaa waxa ka qeyb qaadanaya Musharax hore oo isku soo taagay qabashada xilka Madaxtanimo ee Maamul Goboleedka Puntland. cowslafil.com
Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Fedaraalka ee Soomaaliya oo ku usganaa Degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug ayaa kulamo la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo guud ahaan Shacabka deegaanka. Gudoomiye ku xigeenka oo socdaalkiisa ay ku wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Deegaanka Garcad. Mahad Cabdalla Cawad […]
ARAGTIDA AKHRISTEYAASHA