Monthly Archives: September 2015



  • Muslimiinta Booqanayo Beyt-ka Allah Oo Maanta Taagan Buurta CARAFA

    Dhowr Malyan qof oo Xujey ah oo ka kala tagay dunida daafaheeda ayaa maanta taagan Buurta Carafo, si ay u gutaan rukniga ugu weyn ee cibaadada xajka. Muslimiinta sanadkan booqanaayo guriga Alle oo ka badan saddex milyan ayaa maanta xili hore u dhaqaaqay dhanka Buurta Carafo.. Marka ay maanta soo gutaan ruknigan muhiimka ah ee […]










  • Gudoomiyaha degmada Marka oo sheegay in aan magaalada Marka la kala xigin

    Gudoomiyaha degmada Marka Xasan Cumar oo ka hadlay wixii u qabsoomay intii magaalada marka yimid ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay dhaqan geliyaan xabadjoojin dhexmarta beelihii magaalada ku dagaalamay, meeshana ka saaraan kala shaki uu sheegay in uu jray. Gudoomiye Xasan Cumarey ayaa sheegay in dadka u dhashay labada beeleed ee dagaalamay ay […]


  • Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Gaalkacyo.

    Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo waxaa kusoo dhaweeyey Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, ku-xigeenkiisa, […]



  • Wasiirada Caafimaadka Somaaliya oo kahadashay Arrimo Xasaasi ah

    Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay in dhaqaale xumo darteed ay u socon la’yihiin qorshihii Wasaaradda, iyadoo xustay in aan wali la sameynadeegyadii caafimaadka aas aasiga ee dalka oo dhan loogu baahin lahaa. “Dhaqaale xumo darteed ayuu u socon la’yahay qorshihii Wasaaradda Caafimaadka howlaheeda ku socon siin laheyd waxyaabaha hada la qaban waxaa […]