Monthly Archives: September 2016

  • Video: Iskuulka Degaanka Kabxanleey oo Dayactir lagu sameeyey

    Waxaan halkan idiinku soo gudbin dayactir lagu sameeyey iskuulka degaanka Kabxanley ka dib markii ay isxilqaameen qaar ka mid ah jaaliyada degaanka ee ku dhaqan magaalada London iyo Mudane wasiir dowlaha Mohamed Hassan Adan. Ka dib wada shaqeyn maamulka degaanka, jaaliyada, iyo wasiir dowlaha ayaa waxaa u suuro gashay in dayactir lagu sameeyo iskuulka oo […]