Monthly Archives: August 2017




  • Xildhibaan Katirsan Maamulka KGS Oo Colaad Ka Hurinaya G/Shabeellaha Hoose

    Xildhibaan Mahad Cabdi Dhoore oo kamid ah xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la sheegay in uu qayb ka yahay mas’uuliyiin katirsan maamulka koonfur galbeed Soomaaliya oo doonaya in colaada kudhisan qaab qabiileed ay dib uga kiciyaan qeybo kamid ah Gobolka shabeellaha hoose. Kadib khudbadii kusimaha madaxweynaha maamulka koonfur galbeed Soomaaliya ahna wasiirka beeraha iyo […]


  • Barakac Baahsan Oo Ka Bilowday Magaalada Marka

    warar lagu kalsoonyahay oo ina soo gaaraya ayaa sheegaya in uu Barakac aad u weyn ayaa hadda ka bilowday degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose halkaas oo ay habeenkii xalay ahaa ay ku wada dagaalameen Xarakada Alshabaab iyo ciidamada DFS. Mid kamid ah dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in shacabka Magaalada Marka ay badankooda wadaan […]



  • Xaalada Degmada Marka Oo Weli Kacsan

    Xaalada degmada Marka ee G/Shabeellaha Hoose ayaa saakay laga dareemayaa cabsi xoogan maadaama ay dagaallo ka dhaceen shalay iyo xalay. Degmada marka iyo deegaano ku teedsan ayaa maalinkii shalay waxa ku wada dagaalamaya ciidamada Dowladda Fedraalka Soomaaliyo iyo Maleeshiyaad taabacsan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in ay xabadu joogsatay xalay hayeeshee ay hadda xaaladu […]