Monthly Archives: August 2019

  • Sannad Guuradii 1’aad ee Ururka Midnimada Direed, 12.august.2019

    Sannad guuradii koowaad ee Ururka Midnimada Direed, 12.august.2019. Hambalyo Hambalyo Hambalyo !!! Hambalyo: Sannadguuurada 1aad ee Ururka MIDNIMADA Direed. Golaha iyo Ururka MIDNIMADA Direed (UMD) waxa uu sanad jirsaday 12 Augusti 2019. Munaasabadii Sanadguurada UMD waxay ku soo beegantay munaasabadii CIIDA CARAFA sidaas daraadeed ayaanu gudi ahaan go,aansanay anakoo qadarineyna qiimaha CIIDA CANFARDA inaanu dib […]