Ninkii cafarta ahaa ee maxbuuska ahaa ee ay qabteen shacabka dhuunyar iyo cadeyto oo lagu wareejiyay maamulka cafarta

29/01/19, War deg deg ah ninkii cafarta ahaa ee maxbuuska ahaa ee ay qabteen shacabka dhuunyar iyo cadeyto oo lagu wareejiyay maamulka cafarta , iyada oo ay wali xidhan yihiin dadkii shacabka ahaa ee isdifaacayay ee ay qabteen Liyu booliiska cafarta ay wali xidhan yihiin, sideed u aragtaa in ninkaa in lagu wareejiyo maamulka cafarta iyada oo ay maxaabiistii somalida ee beesha ciise iyo dhalinyaradoodii ay wali xidhan yihiin?
Oo waliba Mustafe Cagjar ila sawiro waa cajiib.

Be the first to comment on "Ninkii cafarta ahaa ee maxbuuska ahaa ee ay qabteen shacabka dhuunyar iyo cadeyto oo lagu wareejiyay maamulka cafarta"

Leave a comment

Your email address will not be published.