Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun, Allaha u Naxariisto Sadiiq Sheekh Mohamed Geele

Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun, Allaha u Naxariisto Sadiiq Sheekh Mohamed Geele

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga direynaa Suldaan Bashiir Sheekh Mohamed Geele iyo dhamaan qoyska reer Sheekh Mohamed Geele, ehelede, qaraabada,
asxaabta uu ka baxay walaalkeen Sadiiq Sheekh Mohamed Geele oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Qabridahareey ee
degaanka Somali State. Dhamaanteen samir iyo Iimaan Allaha inaga siiyo, marxuumkana Janatul Fardowsa Allaha ka
waraabsho Aamiin Aamiin Aamiin.

Waxaa halkan tacsi ka diraya dhamaan ehelada iyo qaraabada ku dhaqan dalka gudahiisa iyo dibadiisa,
iyo dhamaan xubnaha Ururka Midnimada Direed.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun, Allaha u Naxariisto Sadiiq Sheekh Mohamed Geele"

Leave a comment

Your email address will not be published.