Taageero Shirweynaha Direed oo laga soo diray dalka UK

Shirkan oo ay dadkii halkaa isugu yimid ay ka soo saareen cambaareyn ku socota dhamaan colaadaha ku wajahan degaanada beelaha Direed sida:

1. Gadhamaytu
2. Cundhuftu
3. Cadhaytu
4. Tuliguleed
5. Mooyaale
6. Diridhabe

Waxaa kaloo shirkaas lagu taageeray shirweynaha Direed ee ka dhici doono magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya.

Halkan ka daawo shir lagu taageerayo Shirweynaha Direed ee lagu qaban doono Adis Ababa:

cowslafil.com

Be the first to comment on "Taageero Shirweynaha Direed oo laga soo diray dalka UK"

Leave a comment

Your email address will not be published.