Shirweynaha Beelweynta Direed ee ku dhaqan Somali State

Shirkii Beesha Direed Ee Addis Ababa.

Odayaasha iyo wax garadka beesha direed ayaa kulan kuyeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia,

Odayaashan ayaa kubaaqay xoojinta nabada,xasiloonida iyo midnimada beesha direed si loo dhawro midnimada guud ee bulshada soomaaliyeed,

Odayaasha ayaa dhankakale soo dhaweeyay isbadalka siyaasadeed ee dalka kasocda waxayna sheegeen in dhawaan la abuuridoono gole beeshu udhantahay oo kashaqeeya xoojinta nabad kuwada noolaanshaha beelaha walaaha ah iyo guudahaanba qoomiyadaha dalka,

Iyadoo baryahan ay socdaan shirar iyo kulamo beeleed oo wajiyo kala duwan hadana kulankani wuxuu ahaa mid kaduwan kulamada kale wuxuuna ahaa mid dadka kaqaybgalay ama kahadlay ay ahaayeen kuwo nabad,midnimo wanaag iyo walaaltinimo kubaaqaya.

Warkan waxa caawa baahiyay TV qaranka ee dalka Ethiopia

Xigasho: UMD MEDIA NETWORK

cowslafil.com

Be the first to comment on "Shirweynaha Beelweynta Direed ee ku dhaqan Somali State"

Leave a comment

Your email address will not be published.