Waxa ilaa hada ka sii daraysa xaalada nabad gelyo ee magaalada Cadaytu (Degaanka Somalida ee Somali State)

Waxa ilaa hada ka sii daraysa xaalada nabad gelyo ee magaalada Cadaytu

Halkaas oo aay ka socdaan dagaalo u dhaxeeya Ciidamada liyuu police ka ee Canfarta iyo shacabka Somalida ah ee deegaanka degan

Ciidamada Federalka ah ayaan ilaa hada inta la ogyahay wax talaabo ah ka qaadin

Galabti fiidkii abaara 7:30

Waxa la sheegaya in dagaalku dib u bilawday dhimashada dhinaceena ayaa la sheegaya dagaalkan fiidka ahi in 2 ruux geeriyoodeen

Halka maantana 4 ruux la xaqiijiyay iyo tiro dhaawac ah

Ilaa hada ma jiro warar xaqiiqo ah oo sheegaya khasaaraha dagaalka

Waxaan soo jeedin lahaa in la wayneeyo ka Urur ahaana aynu doorkeena ka qaaadano isu soo baxyada cabashada ah ee laga samaynayo jimcaha dhamaan deegaanada

cowslafil.com

Be the first to comment on "Waxa ilaa hada ka sii daraysa xaalada nabad gelyo ee magaalada Cadaytu (Degaanka Somalida ee Somali State)"

Leave a comment

Your email address will not be published.