NISA oo xabsi dhigtay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdifatah Hassan Afrax oo doraato loo soo qaaday magaalada Muqdisho ayaa hadda ku sugan xabsiga. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa la geeyey xarunta Nabadsugida magaalada Muqdisho ee loo yaqaan Habar Qadiijo, iyadoo wararku…


Daawo Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo

Dagaal laysu adeegsaday hubka noocyadiisa kala Duwan ayaa maanta ka dhacay magaalada Galkacayo iyadoo ciidamo kala taabacsan labada maamul gobaleed ee Puntland iyo Ciidan taabacsan Maamulka C/kariin Xuseen Guuleed ay isku fara saareen xaafada Garsoor….