Hay’ada Sheikh Thani Bin Abdullah Foundation oo howlo samafal ka fulisay degaanka Deefoow

Hay’ada Thani Bin Abdullah Foundation oo howlo samafal ka fulisay degaanka Deefoow

DSC02292

DSC02293

DSC02299

DSC02310

DSC02320

DSC02321

DSC02327

DSC02338

DSC02341

DSC02347

DSC02357

DSC02369

DSC02377

DSC02392

Hay’ada samafalka Sheikh Thani Bin Abdullah Foundation For humanitarian Services oo ka fulisay howlo loogu gargaarayo shacabkii degaanada Deefoow iyo Kabxanleey oo ay bur bur dhan walba ah ay ka soo gaareen dagaaladii halkaa ka socday in ka badan labo sanno.

Shacabkii ku dhaqnaa degaanadaa oo aanan helin nabad iyo nolol ayaa hadda helay gargaar bani’aadanimo oo ay la soo gaareen sida hay’adan samafal ee Sheikh Thani Bin Abdullah.

Maamulka iyo shacabka degaanada Deefoow iyo Kabxanleey ayaa mahad badan u soo jeediyey Hay’ada Samafalka Sheikh Thani Bin Abdullah oo gargaar bani’aadanimo la soo gaartay shacabka ku dhaqan degaanadan.

Waxaa kaloo ay shacabka degaanadan u mahad celin dhamaan dadka ehelka ee ku dhaqan dalka gudahiisa iyo dibadiisa oo mar walba aan ka daalin taakuleynta iyo daryeelka joogtada ah oo ay la garab taagan yihiin walaalahooda ka soo jeeda degaanadan.

Waxaa kaloo iyagana mahad badan mudan maamulka Golaha Samatabixinta shacabka Hiiraan oo iyagana sugay nabada iyo nabadgelyada degaanadan, nabad haddii la helo waxaa iman nolosha ka muuqato hadda degaanada colaada ay halakeysay sanadihii danbe.

shirka_deefow_golaha

Waxaan ku dhiiri gelin dhamaan dadka ka soo jeeda degaanadan inay la soo gaaraan gar gaar bani’aadanimo iyo daryeel degaanada oo ay soo gaareen burbur dhan walba ah.

cowslafil.com

Be the first to comment on "Hay’ada Sheikh Thani Bin Abdullah Foundation oo howlo samafal ka fulisay degaanka Deefoow"

Leave a comment

Your email address will not be published.